{"id":19443,"date":"2013-12-23T19:47:40","date_gmt":"2013-12-23T16:47:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19443"},"modified":"2013-12-23T19:53:52","modified_gmt":"2013-12-23T16:53:52","slug":"19443","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19443\/","title":{"rendered":"Odayaal iyo waxgaradka beesha H\/gidir oo diidey in uu ka qeyb galo C\/kariim Xuseen Guuled kulan m\/wene Xasan Shekh ay la lahaayeen."},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo wax garadka beelaha H\/gidir ayaa waxey kulan la qaateen m\/weyne Xasan Shekh Maxamuud iyagoo ka codsadey in wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadii hore C\/kariim Xuseen Guuleed uusan shirka soo galin goobjoogna uusan ka noqon waxa ay m\/weynaha kala hadlayaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxey odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku m\/weynaha ka codsadeen in wasiirada ay beesha leedahey lagala tashado iyaga ee aan loo dhihin wax aysan dooneyn.<\/p>\n<p>Hadalka odayaasha ayaa u muuqda in ay odayaashu diidanyihiin C\/kariim Xuseen Guuleed oo ay ka tabanayaan hagardaamooyin iyo khiyaamooyin uu hore u sameeyey waxeyna diidanyihiin in C\/kariim Xuseen Guuleed,iyagoo aad uga xun sida uu ula dhaqmey odayaashi keeney shekh Xasan Daahir Aweys.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo wax garadka beelaha H\/gidir ayaa waxey kulan la qaateen m\/weyne Xasan Shekh Maxamuud iyagoo ka codsadey in wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadii hore C\/kariim Xuseen Guuleed uusan shirka soo galin goobjoogna uusan ka noqon waxa ay m\/weynaha kala hadlayaan. Sidoo kale waxey odayaasha dhaqanka iyo waxgaradku m\/weynaha ka codsadeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19443","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19443"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19443\/revisions\/19446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}