{"id":19427,"date":"2013-12-22T20:57:44","date_gmt":"2013-12-22T17:57:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19427"},"modified":"2013-12-22T21:01:29","modified_gmt":"2013-12-22T18:01:29","slug":"19427","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19427\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhiga C\/xakiim Xaaji Fiqi oo booqasho ku tagey deegaanka NO.50."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo wasiirka gaashaandhiga C\/xakiim Xaaji fiqi ayaa gaarey deegaanka no.50 kaas oo beryahan ay isaga soo horjeedeen beelo wada dega gobolka Sh\/hose.<\/p>\n<p>Deegaanka NO.50 ayaa waxaa degenaa ciidamada dawlada iyadoo ay ka cabanayaan mid kamid ah beelaha ku dagaalamey gobolka sh\/hose,waxaana wafdigaani ay u tageen no.50 in ciidamada dawlada laga dhaqaajiyo deegaankaan ay ciidamadu degenayeen,lamana sheegin halka loo rarayo ciidamada dawlada.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dawladu u haansato codsiga beel kamid ah beelaha soomaaliyeed,iyadoo dawlada laga rabo in ay kala dhex gasho oo ay kala badbaadiso qabaa&#8217;ilka is diriraya ee ku dagaalamaya dalka gudihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo wasiirka gaashaandhiga C\/xakiim Xaaji fiqi ayaa gaarey deegaanka no.50 kaas oo beryahan ay isaga soo horjeedeen beelo wada dega gobolka Sh\/hose. Deegaanka NO.50 ayaa waxaa degenaa ciidamada dawlada iyadoo ay ka cabanayaan mid kamid ah beelaha ku dagaalamey gobolka sh\/hose,waxaana wafdigaani ay u tageen no.50 in ciidamada dawlada laga dhaqaajiyo deegaankaan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19427","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19427"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19429,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19427\/revisions\/19429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}