{"id":19425,"date":"2013-12-22T20:55:44","date_gmt":"2013-12-22T17:55:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19425"},"modified":"2013-12-22T20:56:59","modified_gmt":"2013-12-22T17:56:59","slug":"19425","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19425\/","title":{"rendered":""},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo wasiirka gaashaandhiga C\/xakiim Xaaji fiqi ayaa gaarey deegaanka no.50 kaas oo beryahan ay isaga soo horjeedeen beelo wada dega gobolka Sh\/hose.<\/p>\n<p>Deegaanka NO.50 ayaa waxaa degenaa ciidamada dawlada iyadoo ay ka cabanayaan mid kamid ah beelaha ku dagaalamey gobolka sh\/hose,waxaana wafdigaani ay u tageen no.50 in ciidamada dawlada laga dhaqaajiyo deegaankaan ay ciidamadu degenayeen,lamana sheegin halka loo rarayo ciidamada dawlada.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dawladu u haansato codsiga beel kamid ah beelaha soomaaliyeed,iyadoo dawlada laga rabo in ay kala dhex gasho oo ay kala badbaadiso qabaa&#8217;ilka is diriraya ee ku dagaalamaya dalka gudihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hugaaminayo wasiirka gaashaandhiga C\/xakiim Xaaji fiqi ayaa gaarey deegaanka no.50 kaas oo beryahan ay isaga soo horjeedeen beelo wada dega gobolka Sh\/hose. Deegaanka NO.50 ayaa waxaa degenaa ciidamada dawlada iyadoo ay ka cabanayaan mid kamid ah beelaha ku dagaalamey gobolka sh\/hose,waxaana wafdigaani ay u tageen no.50 in ciidamada dawlada laga dhaqaajiyo deegaankaan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19425","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19426,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19425\/revisions\/19426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}