{"id":19408,"date":"2013-12-22T19:46:23","date_gmt":"2013-12-22T16:46:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19408"},"modified":"2013-12-22T19:50:17","modified_gmt":"2013-12-22T16:50:17","slug":"19408","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19408\/","title":{"rendered":"Sheekh Axmed Maxamed Islaam (axmed madobe) oo loo diidey in uu kismaayo kasoo dego."},"content":{"rendered":"<p>Axmed Maxamed islaam Axmed madobe ayaa ku xayiran kenya magaalada nairobi kadib markii ay isku dhaceen oo is khilaafeen ku xigeenkiisii Macalin Maxamed,kaas oo hada kamid ah wasiirada uu dhawaan magacaabey.<\/p>\n<p>Macalim Maxamed Ibraahim ayaa ah hugaamiye adag oo soo hugaamiyey jabhadii raskampooni wuxuuna gabi ahaan kasoo horjeedaa siyaasadda uu ciyaarayo Shekh Axmed madoobe,wararka naga soo gaaraya maamulka kmg ee juba ayaa sheegaya in C\/qaadir lugadheere oo ah m\/weyne ku xigeenka maamulka juba uu hada wado dhexdhexaadin  uu ugu kala dab qaadayo shekh Axmed madobe iyo Macalim Maxamed.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay isqabtaan labadan nin ee xafiiltanku ka dhaxeeyo,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo dhawaan shekh Axmed Madoobe uu soo dhisey xubnaha wasiirada juba land wasiirna laga dhigey macalim Maxamed Ibraahim.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Maxamed islaam Axmed madobe ayaa ku xayiran kenya magaalada nairobi kadib markii ay isku dhaceen oo is khilaafeen ku xigeenkiisii Macalin Maxamed,kaas oo hada kamid ah wasiirada uu dhawaan magacaabey. Macalim Maxamed Ibraahim ayaa ah hugaamiye adag oo soo hugaamiyey jabhadii raskampooni wuxuuna gabi ahaan kasoo horjeedaa siyaasadda uu ciyaarayo Shekh Axmed madoobe,wararka naga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19408","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19410,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19408\/revisions\/19410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}