{"id":19386,"date":"2013-12-21T21:02:56","date_gmt":"2013-12-21T18:02:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19386"},"modified":"2013-12-21T21:12:29","modified_gmt":"2013-12-21T18:12:29","slug":"19386","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19386\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Ra&#8217;iisul Wazaaraha Cusub Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Maanta Lagu Dhaariyey Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub Ee Soomaaliya Kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen Iyadoona Kooromka Baarlamaanka ay soo xaadirtay 243 Xildhibaano Waxaana Codka kalsoonida Ra&#8217;iisal Wasaaraha Cusub siisay 239 Xildhibaan,Halka 2 Xildhibaan ay diiday, Laba kalana ay isaga aamustay.<\/p>\n<p>Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Federalka Ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu ku dhawaaqay in uu yahay mid ansax ah Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Soomaaliya Mar uu ka hadlayay waxqabadka uu la imaan doono, ayaa wuxuu sheegay in uu xoogga saari doono wax ka qabashada ammaanka, isla-markaana uu isbedel ku samayn doono Talisyada Ciidamada. <\/p>\n<p>Kadib Markii Xukuumadii C\/Faarax Shirdoon Saacid Ay Rideen Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa 12-kii Bishaan Xasan Sheikh Max&#8217;uud {Gur~Guurte} Madaxweynaha Soomaaliya,Waxa Uu  soo magacaabay Ra&#8217;iisal Wasaarahan cusub C\/wali Sheikh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Maanta Lagu Dhaariyey Ra&#8217;iisal Wasaaraha cusub Ee Soomaaliya Kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen Iyadoona Kooromka Baarlamaanka ay soo xaadirtay 243 Xildhibaano Waxaana Codka kalsoonida Ra&#8217;iisal Wasaaraha Cusub siisay 239 Xildhibaan,Halka 2 Xildhibaan ay diiday, Laba kalana ay isaga aamustay. Prof. Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19386","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19386"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19388,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19386\/revisions\/19388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}