{"id":19380,"date":"2013-12-20T01:44:35","date_gmt":"2013-12-19T22:44:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19380"},"modified":"2013-12-20T01:54:13","modified_gmt":"2013-12-19T22:54:13","slug":"19380","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19380\/","title":{"rendered":"Ciidamada dalka Jabuuti ee ku sugan B\/weyne oo sheegey in ay talaabo ka qaadayaan beelo ku dirirex B\/weyne dagaalada cidda wadda."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Jabuuti ee B\/weyne ku sugan ayaa wacad ku marey in ay la dagaalami doonaan cidii amniga iyo xasiloonida khal khal gelisa,iyagoo ka duulaya dagaalo dhawaanahan ka socdey gobolka hiiraan magaalada B\/weyne.<\/p>\n<p>Ciidamada dalka Jabuuti oo ay weeraro joogta ah ku hayaan ciidamada xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaan waxba ka qaban dagaalo ka dhacey magaalada B\/weyne iyo nawaaxigeeda,waxeyna maanta sheegeen war murtiyeed caddeynaya in ay la tacaali doonaan dagaalada u dhaxeeya qabaa&#8217;ilka gobolka wada dega.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ciidamo ka tirsan Amisom ay sheegaan in ay faragelinayaan dagaalada sokeeye ee dalka soomaaliya ka jira,waxeyna ku soo beegmeysaa iyadoo ay alshabaab heystaan qeybo badan oo gobolka hiiraan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Jabuuti ee B\/weyne ku sugan ayaa wacad ku marey in ay la dagaalami doonaan cidii amniga iyo xasiloonida khal khal gelisa,iyagoo ka duulaya dagaalo dhawaanahan ka socdey gobolka hiiraan magaalada B\/weyne. Ciidamada dalka Jabuuti oo ay weeraro joogta ah ku hayaan ciidamada xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaan waxba ka qaban dagaalo ka dhacey magaalada B\/weyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19380","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19380"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19382,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19380\/revisions\/19382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}