{"id":19375,"date":"2013-12-20T01:17:54","date_gmt":"2013-12-19T22:17:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19375"},"modified":"2013-12-20T01:24:01","modified_gmt":"2013-12-19T22:24:01","slug":"19375","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19375\/","title":{"rendered":"Xarakada dagaalyahanada Alshabaab oo sheegey in ay ciidamo kala dhexdhigayaan beelaha ku dagalamaya Sh\/hose."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa kulan ay la yeesheen odayaasha labada beelood ee ku dagaalamaya gobolka shabeelaha hoose ku dhex dhexaadiyey heshiisna  u kala saxiixey.<\/p>\n<p>Odayaasha beelaha ayaa balan qaadey in ay dhinac waliba adkeynayaan heshiiska,kulanka oo ka dhacey degmada buulo mareer ayaa waxey xarakada Dagaalyahanada Alshabaab gudoomiyahooda gobolka sh\/hose Shekh Muxamed abu Cumar uu sheegey in lala dagaalami doono cidii heshiiska ka baxda,wuxuuna sidoo kale ka digey in dadka musaafirka ah baabuurta lagala dego iyo in dadka beeraleyda ah beerahooda lagu dhex dilo.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay xarakada alshabaab ka hadlaan dagaalada sokeeye ee gobolka sh\/hose,waxaana xusid mudan in gobolku caawa degenaa oo aaney wax dagaalo ahi ka jirin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa kulan ay la yeesheen odayaasha labada beelood ee ku dagaalamaya gobolka shabeelaha hoose ku dhex dhexaadiyey heshiisna u kala saxiixey. Odayaasha beelaha ayaa balan qaadey in ay dhinac waliba adkeynayaan heshiiska,kulanka oo ka dhacey degmada buulo mareer ayaa waxey xarakada Dagaalyahanada Alshabaab gudoomiyahooda gobolka sh\/hose Shekh Muxamed abu Cumar uu sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19375","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19375"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19375\/revisions\/19377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}