{"id":19370,"date":"2013-12-20T00:00:42","date_gmt":"2013-12-19T21:00:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19370"},"modified":"2013-12-20T00:04:01","modified_gmt":"2013-12-19T21:04:01","slug":"19370","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19370\/","title":{"rendered":"Barlamaanka soomaaliya oo codsadey in la joojiyo dagaalada dalka ka socda."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay ku yeesheen gudiyada barlamaanka xarunta golaha barlamaanka soomaaliya ayaa lagaga hadley dagaalada kasocda gobolka sh\/hose.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Shekh Cusmaan Jawaari ayaa la hadley warbaahinta isagoo sheegey in ay ka xunyihiin dagaalada u dhaxeeya dadka walaalaha ah kuna baaqayaan in la joojiyo shuruud la&#8217;aan isagoo cadeeyey in aan waxba la qaban karin inta ay jiraan dagaalada ahliga ah ee ka jira dalka gudihiisa.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee barlamaanku sheego in la joojiyo dagaalka waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo barlamaanka laga la&#8217;yahey in ay kulmaan oo ansixiyaan r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay ku yeesheen gudiyada barlamaanka xarunta golaha barlamaanka soomaaliya ayaa lagaga hadley dagaalada kasocda gobolka sh\/hose. Gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Shekh Cusmaan Jawaari ayaa la hadley warbaahinta isagoo sheegey in ay ka xunyihiin dagaalada u dhaxeeya dadka walaalaha ah kuna baaqayaan in la joojiyo shuruud la&#8217;aan isagoo cadeeyey in aan waxba la qaban karin inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19370","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19370"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19370\/revisions\/19372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}