{"id":19332,"date":"2013-12-18T23:04:31","date_gmt":"2013-12-18T20:04:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19332"},"modified":"2013-12-18T23:15:20","modified_gmt":"2013-12-18T20:15:20","slug":"19332","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19332\/","title":{"rendered":"Dhaqaatiir Isugu Jirta Soomaali Iyo Ajaanib Oo Maanta Lagu Xasuuqay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Dhakhaatiirtaan, ayaa waxaa dishay rag watay gaari nooca raaxada ah, kuna labisnaa dareyska Ciidamada Dowladda, kuwaa oo dilka kadib isaga baxsaday Deegaanka Siinka Dheer Oo Wax Yar U Jirta Isgoyska Ex-Control Afgooye.<\/p>\n<p>Dhakhaatiirtaan, Maanta La Dilay ayaa waxay maalin u dhaaf kaga hawlgali jirtay Isbitaalka Fiqi, oo ku yaala Deegaanka Siinka Dheer, waxayna toddobaadkii laba jeer ka samayneyeen Qaliin Isbitaalka Iyadoona Magacyada dhakhaatiirta la Dilay Ay Kala Yihiin Sidan, Dr. Maxamed Saalax<br \/>\nDr. Axmed Safwaan<br \/>\nDr. C\/laahi Sanweyne.<\/p>\n<p>Ururka Al-Shabaab Sarkaal u hadlay ayaa wuxuu sheegay inaanay iyagu ka dambeyn dilka lagu qaarajiyay afarta dhakhaatiirta, ee seddex kamid ah yihiin Suuriyaan Halka Midka Kalena Uu Yahay Soomaali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhakhaatiirtaan, ayaa waxaa dishay rag watay gaari nooca raaxada ah, kuna labisnaa dareyska Ciidamada Dowladda, kuwaa oo dilka kadib isaga baxsaday Deegaanka Siinka Dheer Oo Wax Yar U Jirta Isgoyska Ex-Control Afgooye. Dhakhaatiirtaan, Maanta La Dilay ayaa waxay maalin u dhaaf kaga hawlgali jirtay Isbitaalka Fiqi, oo ku yaala Deegaanka Siinka Dheer, waxayna toddobaadkii laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19332","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19332"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19334,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19332\/revisions\/19334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}