{"id":19319,"date":"2013-12-18T00:51:41","date_gmt":"2013-12-17T21:51:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19319"},"modified":"2013-12-18T01:00:42","modified_gmt":"2013-12-17T22:00:42","slug":"19319","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19319\/","title":{"rendered":"Xildhibaano ka tirsan barlamaanka oo soo dhaweeyey hadal m\/weyne Xasan Shekh uu ka yiri dagaalka sh\/hose."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan barlamaanka soomaaliya ayaa taageerey soona dhaweeyey hadal m\/weyne Xasan Shekh uu ka yiri dagaalada sokeeye ee dalka ka socda,xildhibaanadan oo hore loogu magacaabey in ay joojiyaan dagaalka ka socda gobolka sh\/hoose.<\/p>\n<p>M\/weyne Xasan Shekh ayaa ka hadley dagaalka ka socda  gobolada sh\/hoose,iyo gobolka sh\/dhexe,isagoo sheegey in dagaaladaas talaabo laga qaadidoono si deg deg ah wuxuuna ugu baaqey in aysan u nisbeyn ciidamada dawlada qabiil si isku mid ah ayey uga hawlgalayaan meelaha ay dagaaladu ka socdaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa waxaa kamid ah Xusen Carab ciise,C\/lle Boss iyo kuwo kale oo kasoo kala jeeda beelaha ku dagaalamaya gobolka sh\/hose,kuwaas oo dhawr jeer ku dagaalamey gobolka sh\/hose,madaxweynaha ayaa ku eedeeyey dagaalada ka socda shabeelooyinka dad doonaya in aysan soomaaliya degin oo dagaalada iyo dawlad la&#8217;aanta ka bixin,wuxuuna balan ku qaadey in dadkaas si wadajir ah gacanta loogu dhigayo ee aanu qofna u hiilin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan barlamaanka soomaaliya ayaa taageerey soona dhaweeyey hadal m\/weyne Xasan Shekh uu ka yiri dagaalada sokeeye ee dalka ka socda,xildhibaanadan oo hore loogu magacaabey in ay joojiyaan dagaalka ka socda gobolka sh\/hoose. M\/weyne Xasan Shekh ayaa ka hadley dagaalka ka socda gobolada sh\/hoose,iyo gobolka sh\/dhexe,isagoo sheegey in dagaaladaas talaabo laga qaadidoono si deg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19319","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19319\/revisions\/19323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}