{"id":19298,"date":"2013-12-17T00:08:00","date_gmt":"2013-12-16T21:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19298"},"modified":"2013-12-17T00:08:00","modified_gmt":"2013-12-16T21:08:00","slug":"taliyihii-hore-ee-ciidamada-amisom-oo-lagu-bedeley-mid-cusuboo-u-dhashey-dalka-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/taliyihii-hore-ee-ciidamada-amisom-oo-lagu-bedeley-mid-cusuboo-u-dhashey-dalka-burundi\/","title":{"rendered":"Taliyihii hore ee ciidamada Amisom oo lagu bedeley mid cusuboo u dhashey dalka Burundi."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Hore Ee Ciidamada Amisom Ayaa Maanta Waxa Uu Xilka Ku Wareejiyey Taliye Cusub Oo U Dhashay Dalka Burundi Kaa Oo Lagu Magacaabo Gen.Silas Ntrgurirwa Waxaana Goobta Ay Ka Dheceesay Munaasabada Xil Wareejinta Ku Sugnaa Wakiilka Q.M Ee Soomaaliya Neckloss Key Iyo Masuuliyiin Kaloo Ka Kala Socota Jaamacada Carabta Iyo Ururka IGAD.<\/p>\n<p>Taliyihii Hore Ee Ciidamada Amisom Ayaa Waxa La Gudoonsiiyey Bilad Iyo Shahaado Sharaf Oo Muujineysa Kartida Iyo Geesinimadii Uu Muujiyey Inta Uu Xilka Hayey.<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii Ugu Horeysay Oo Ay Isbadalaan Taliyayaasha Ciidamada AMISOM Wexeyse Ku Koobnaan Jirtay Dowlada Uganda Kaliya Kaasoo Ay Soomaaliya Ka Joogaan Ciidamada Ugu Badan,Iyadoona Tirada Ciidamada Oo Uu Ka Soo Jeedo Taliyahani Cusub Ay Gaarayaan 4,0000, Halka Kuwa Ugandana Ay Gaarayaa 12,0000 Sidaa Darteed Lama Oga Suurta Galinimada Amar Qaadashada Iyo Kala Dambeynta Ciidamada AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Hore Ee Ciidamada Amisom Ayaa Maanta Waxa Uu Xilka Ku Wareejiyey Taliye Cusub Oo U Dhashay Dalka Burundi Kaa Oo Lagu Magacaabo Gen.Silas Ntrgurirwa Waxaana Goobta Ay Ka Dheceesay Munaasabada Xil Wareejinta Ku Sugnaa Wakiilka Q.M Ee Soomaaliya Neckloss Key Iyo Masuuliyiin Kaloo Ka Kala Socota Jaamacada Carabta Iyo Ururka IGAD. Taliyihii Hore Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19298","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19298\/revisions\/19299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}