{"id":19289,"date":"2013-12-16T23:18:46","date_gmt":"2013-12-16T20:18:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19289"},"modified":"2013-12-16T23:27:00","modified_gmt":"2013-12-16T20:27:00","slug":"19289","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19289\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan sheekh iyo r\/wasaare C\/weli sheekh oo kulan yeeshey kana wada hadley xukuumada soo socota."},"content":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay yeesheen m\/weyne Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d iyo r\/wasaare C\/weli Shekh Axmed iyagoo kawada hadley qaabka iyo tirada ay noqon doonto xukuumadda soo socoto.<\/p>\n<p>M\/weynaha iyo r\/wasaaraha cusub ayaa ku heshiiyey in ay barlamaanka wada tagaan kadibna la soo dhiso xukuumad ka kooban 20 wasiir 20 w\/kuxigeen 2 w\/dawle iyadoo wax lagu qeybsan doono sidan soo socota:<br \/>\nm\/weyne Xasan Sheekh wuxuu keenayaa 10 wasiir,iyo 10 w\/kuxigen 1 wasiru dawle halka r\/wasaraha isna sidoo kale laga rabo sidaas lamid ah,waana awood qeybsi labadooda kaliya ay galeen.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee xukuumad uu r\/wasaaruhu talo ku leeyahey la soo dhiso,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo gudoomiyaha barlamaanku baaq u jeediyey xubnaha barlamaanka in ay soo xaadiraan dhamaantood si loo ansixiyo r\/wasaaraha iyo xukuumada uu soo dhisi doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay yeesheen m\/weyne Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d iyo r\/wasaare C\/weli Shekh Axmed iyagoo kawada hadley qaabka iyo tirada ay noqon doonto xukuumadda soo socoto. M\/weynaha iyo r\/wasaaraha cusub ayaa ku heshiiyey in ay barlamaanka wada tagaan kadibna la soo dhiso xukuumad ka kooban 20 wasiir 20 w\/kuxigeen 2 w\/dawle iyadoo wax lagu qeybsan doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19289","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19292,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19289\/revisions\/19292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}