{"id":19281,"date":"2013-12-16T20:54:36","date_gmt":"2013-12-16T17:54:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19281"},"modified":"2013-12-16T21:08:37","modified_gmt":"2013-12-16T18:08:37","slug":"19281","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19281\/","title":{"rendered":"Jawaari Oo Digniin U Jeediyey Xildhibanada Aan Soo Xaadirin Kalfadhiyada Baarlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Waxa Uu ugu baaqey in 18ka bishan uu baarlamanka hor keeno RW-ha Cusub Ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Prof. Jawaari ayaa Sidoo Kale sheegey in Madaxweyne Xasan Sheikh looga fadhiyo sidii uu Baarlamanka u horkeeni lahaa RW-ha uu dhawaan soo magacaabey Isagoona Dhanka Kale Gudoomiye Jawaari uu ku amrey xildhibaanada ka maqan Baarlamanka in ay si deg-deg ah  ugu soo xaadiraan kulamadda baarlamanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jawaari ayaa waxaa uu intaasi kudaray in ay jiraan Xildhibaano doonaya in Baarlamanku uu  gabo shaqadiisa, isagoona sheegey in Aaney raali ka noqondoonin Arintaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Waxa Uu ugu baaqey in 18ka bishan uu baarlamanka hor keeno RW-ha Cusub Ee Soomaaliya. Prof. Jawaari ayaa Sidoo Kale sheegey in Madaxweyne Xasan Sheikh looga fadhiyo sidii uu Baarlamanka u horkeeni lahaa RW-ha uu dhawaan soo magacaabey Isagoona Dhanka Kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19281","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19281"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19281\/revisions\/19283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}