{"id":19277,"date":"2013-12-16T20:30:10","date_gmt":"2013-12-16T17:30:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19277"},"modified":"2013-12-16T20:34:32","modified_gmt":"2013-12-16T17:34:32","slug":"19277","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19277\/","title":{"rendered":"Dagaal Markale Ka Qarxay Deegaanka Km,50, Iyo Dadka Shacabka Oo Bilaabay Barakac Baahsan."},"content":{"rendered":"<p>Deegaanka Nambar 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose, Ayaa Maanta Waxa Ka Dhacay Dagaal Xoogan kadib markii saakay ay si nabad ah deegaanka kula wareegeen ciidamo hubeysan Waxaana ciidamadii saakay la wareegay Ay ka soo baxeen, Kadib markii culeys ay Kala kulmeen Dhanka Kale.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalka galabta oo qarxay abaarihii 5-tii galabnimo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo deegaanka dadkii ku sugnaana Ay ka barakaceen.<\/p>\n<p>Xaalada ayaa caawa degan, waxaana la sheegay in ciidankii saakay deegaanka Nambar 50 tagay ay caawa ku sugan yihiin meel u dhow deegaanka Muuri, sida dad goob joogayaal ay sheegeen Lamana oga qasaaraha ka dhashay dagaalka maanta, inkastoo markii uu gabalku dhacay Ay Joogsadeen dagaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanka Nambar 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose, Ayaa Maanta Waxa Ka Dhacay Dagaal Xoogan kadib markii saakay ay si nabad ah deegaanka kula wareegeen ciidamo hubeysan Waxaana ciidamadii saakay la wareegay Ay ka soo baxeen, Kadib markii culeys ay Kala kulmeen Dhanka Kale. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka galabta oo qarxay abaarihii 5-tii galabnimo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19277","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19277"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19277\/revisions\/19279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}