{"id":19256,"date":"2013-12-15T20:34:45","date_gmt":"2013-12-15T17:34:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19256"},"modified":"2013-12-15T20:38:49","modified_gmt":"2013-12-15T17:38:49","slug":"19256","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19256\/","title":{"rendered":"Gudiyada barlamaanka oo go&#8217;aamiyey in m\/weyne Xasan Shekh barlamaanka horkeeno R\/wasaaraha uu magacaabey."},"content":{"rendered":"<p>Gudiyada barlamaanka soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen barlamaanka soomaaliya xaruntiisa uuna gudoominayey gudomiyaha barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa lagu go&#8217;aansadey in m\/weyne Xasan Sheeakh uu barlamaanka horkeeno r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqey xubnaha barlamaanka in ay soo xaadiraan meel kasta oo ay joogaan ugu danbeyn maalinta talaadada soo socota.<\/p>\n<p>Barlamaanka xubnihiisa ayaa inta badan ku maqan debedaha maadaama ay u badanyihiin qurba joog labo semi baasaboor ah,mana aha markii ugu horeysey ee xubnaha barlamaanka loogu yeero in soo xaadiraan,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo la filayo in r\/wasaaraha iyo xukuumadiisa la ansixiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiyada barlamaanka soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen barlamaanka soomaaliya xaruntiisa uuna gudoominayey gudomiyaha barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa lagu go&#8217;aansadey in m\/weyne Xasan Sheeakh uu barlamaanka horkeeno r\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed. Gudoomiyaha barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqey xubnaha barlamaanka in ay soo xaadiraan meel kasta oo ay joogaan ugu danbeyn maalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19256","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19256"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19258,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19256\/revisions\/19258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}