{"id":19249,"date":"2013-12-15T20:13:12","date_gmt":"2013-12-15T17:13:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19249"},"modified":"2013-12-15T20:18:46","modified_gmt":"2013-12-15T17:18:46","slug":"19249","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19249\/","title":{"rendered":"Maxamed Cabdi Afeey oo loo magacaabey safiirka Igad u fadhindoona soomaaliya dawladaha Igad."},"content":{"rendered":"<p>Dawladaha igad ayaa u magacaabey Maxamed Cabdi Afeey in uu noqdo ergeyga u fadhiya soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Afeey oo ah safiirka somaliya mar u fadhinjirey kenya ayaa waxaa lagu yaqaan in uu yahey nin aad u degen oo dublamaasiyada aad u garanaya,waxaana la filayaa in uu wax kusoo kordhiyo siyaasadda somaaliya iyo door igad ay ku leedahey.<\/p>\n<p>Magacaabista Maxamed Cabdi Afeey ayaa waxaa sheegey xoghayaha guud ee igad,dawladaha igad ayaa door muhiim ah waxey ku leeyihiin arrimaha soomaaliya,waxeyna magacaabistani kusoo beegmeysaa xili ay dawladaha igad intooda badani ku guuleystaan in r\/wasaare loo magacaabo C\/weli Shekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladaha igad ayaa u magacaabey Maxamed Cabdi Afeey in uu noqdo ergeyga u fadhiya soomaaliya. Maxamed Cabdi Afeey oo ah safiirka somaliya mar u fadhinjirey kenya ayaa waxaa lagu yaqaan in uu yahey nin aad u degen oo dublamaasiyada aad u garanaya,waxaana la filayaa in uu wax kusoo kordhiyo siyaasadda somaaliya iyo door igad ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19249","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19249"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19249\/revisions\/19251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}