{"id":1924,"date":"2011-07-12T17:54:38","date_gmt":"2011-07-12T17:54:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1924"},"modified":"2011-07-12T17:54:38","modified_gmt":"2011-07-12T17:54:38","slug":"dagaalo-udhaxeeyaya-beelo-walaalo-ah-oo-kusiifiday-deegaano-hor-leh-oo-kuyaala-gobolka-mudug-iyo-dadka-oo-bilaabay-barakac-hor-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/dagaalo-udhaxeeyaya-beelo-walaalo-ah-oo-kusiifiday-deegaano-hor-leh-oo-kuyaala-gobolka-mudug-iyo-dadka-oo-bilaabay-barakac-hor-leh\/","title":{"rendered":"Dagaalo Udhaxeeyaya Beelo Walaalo Ah Oo Kusiifiday Deegaano Hor Leh Oo Kuyaala Gobolka Mudug Iyo Dadka Oo Bilaabay Barakac Hor Leh"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/shabelle-300x238.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1925\" title=\"shabelle-300x238\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/shabelle-300x238.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"238\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ku bilowdey Madaafiicda loo yaqaano Hoobiyaha ayaa wax uu ka qarxay deegaanka dhg tuur ee gobolka mudug ayaa waxa uu sikubadalay dagaal waji ka waji ah.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo maalmihii u dambeeyaba saan saantiisu taagneyd wallow hakad galay ayaa la sheegay inuu halkaasi dub uga qarxay islamarkaana uu qaatay saacado badan welina uu socdo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa uu ku fidey Degaano hor leh oo ka baxsan meelihii markii hore lagu dagaalamayay ee Dheg tuur taasoo keentey in dadkii halkaa ku sugnaa ay halkaa ka cararaan.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaana lagaraneenin Khasaaraha dhabta ah ee Dagaalkii manta ka wuuxna imanayaa xili ay halkaa ku suhgan yihiin Erggooyin kala duwan oo ka kala socota qaybaha kala duwan ee Bulshada kuwaasoo halkaa u tegay si Colaadda ay u dhameeyaan.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p><\/em>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/a>mcaraab@hotmail.com<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Dagaalka ayaa ku bilowdey Madaafiicda loo yaqaano Hoobiyaha ayaa wax uu ka qarxay deegaanka dhg tuur ee gobolka mudug ayaa waxa uu sikubadalay dagaal waji ka waji ah. Dagaalkan oo maalmihii u dambeeyaba saan saantiisu taagneyd wallow hakad galay ayaa la sheegay inuu halkaasi dub uga qarxay islamarkaana uu qaatay saacado badan welina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1924","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1924"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1924\/revisions\/1928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}