{"id":19231,"date":"2013-12-14T23:50:38","date_gmt":"2013-12-14T20:50:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19231"},"modified":"2013-12-15T00:22:49","modified_gmt":"2013-12-14T21:22:49","slug":"19231","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19231\/","title":{"rendered":"Xubnaha Damuljadiid oo walaac soo wajahey,maxey tahey sababtu?"},"content":{"rendered":"<p>Damul jadiid wasiiradii ka tirsanaa oo ku jirey xukuumadii la ridey ayaa la sheegayaa in khal khal soo wajahey kadib markii m\/weyne Xasan Sheekh lagu wargeliyey in aan loo baahneyn xubnaha ku jirey xukuumadii hore ee dr Saacid.<\/p>\n<p>Xubnaha damuljadiidka ah ayaa markii horeba la shaqeyn waayey xukuumadii dr Saacid,iyagoo olole u galey ridida xukuumada,waxeyna ku fakarayeen in xafiiska ay keenaan mid ay is afgaranayaan oo guruubkooda ama u dhaw,haseyeeshee hada waxaa lasoo dersey walaac iyo wel wel aan hore u jirin kadib markii ay soo if baxeen warar sheegaya in aaney soo noqoneyn.<\/p>\n<p>Ragan damuljadiidka ah ayaa hore u xirtey m\/tooyada dalka,ayna markii ugu horeysey ku hankaageen fekerka ay ka qabeen magacaabista r\/wasaaraha soomaaliya isla markaasna m\/weynuhu diidey ragii ay u rabeen in r\/wasaaraha ay ka dhigaan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee xubnaha damuljadiid ay waayaan hamigoodi iyo wixii ay islahaayeen waad faleysaan,waxeyna tani imaneysaa markii m\/weyne Xasan Sheekh uu fahmey in la nacey damuljadiid si dunida iyo dadka soomaaliyeed uga hor imaanin dawlada uu m\/weynaha ka yahey ayuu damuljadiid fekradahooda ku diidey,isagoo hore u sheegey in uusan koox diineed waligiis kamid noqonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Damul jadiid wasiiradii ka tirsanaa oo ku jirey xukuumadii la ridey ayaa la sheegayaa in khal khal soo wajahey kadib markii m\/weyne Xasan Sheekh lagu wargeliyey in aan loo baahneyn xubnaha ku jirey xukuumadii hore ee dr Saacid. Xubnaha damuljadiidka ah ayaa markii horeba la shaqeyn waayey xukuumadii dr Saacid,iyagoo olole u galey ridida xukuumada,waxeyna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19231","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19231"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19235,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19231\/revisions\/19235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}