{"id":19226,"date":"2013-12-14T23:10:01","date_gmt":"2013-12-14T20:10:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19226"},"modified":"2013-12-14T23:15:17","modified_gmt":"2013-12-14T20:15:17","slug":"19226","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19226\/","title":{"rendered":"Wakiil ka socda xoghayaha guud ee Q.M Bank moon oo Muqdisho soo gaartey."},"content":{"rendered":"<p>Wakiil ka socda xoghaya guud ee Q.M gabadha lagu magacaabo linda ayaa muqdisho maanta soo gaartey iyadoo la kulantey m\/weynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d,waxeyna ka wada hadleen qodobo la xiriira sidii loo soo dhisi lahaa xukuumad tayo leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale linda ayaa madaxweynaha u sheegtey in r\/wasaaraha uu faraha uga qaado xulida wasiirada uu soo dhisayo,taas ayaa u muuqata in wax laga faa&#8217;iidey sheekadii xukuumadii Dr saacid iyadoo wax laga bartey sanadkii uu xilka hayey iyo wixii uu faley m\/weyne Xasan Sheekh. <\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee la kala garto xilka ay kala hayaan madaxweynaha iyo wasiirka koowaad,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo dhawaan la ridey xukuumadii uu horkacayey dr Saacid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiil ka socda xoghaya guud ee Q.M gabadha lagu magacaabo linda ayaa muqdisho maanta soo gaartey iyadoo la kulantey m\/weynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d,waxeyna ka wada hadleen qodobo la xiriira sidii loo soo dhisi lahaa xukuumad tayo leh. Sidoo kale linda ayaa madaxweynaha u sheegtey in r\/wasaaraha uu faraha uga qaado xulida wasiirada uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19226","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19226"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19229,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19226\/revisions\/19229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}