{"id":19222,"date":"2013-12-14T01:59:23","date_gmt":"2013-12-13T22:59:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19222"},"modified":"2013-12-14T02:03:31","modified_gmt":"2013-12-13T23:03:31","slug":"19222","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19222\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee waxaa caawa lagu diley deg. Afgoye suldaanki beesha Maxamu&#8217;d hiraab suld. C\/naasir Xuseen."},"content":{"rendered":"<p>Suldaanki beesha Maxamu&#8217;d Hiraab suldan C\/nasir Xuseen ayaa caawa lagu diley deg. Afgoye,suldaanka ayaa allaha u naxariistee waxaa joojiyey askar ka amar qaadata gudoomiyaha degmada afgooye,iyagoo baarey gaarigii uu watey waxeyna ka heleen bastoolad taas oo ay askartu hugureeyeen iskuna dayeen in ay si xoog ah uga qaataan,dabadeedna rasaas lagu furey,isagoon wax dagaal ah ku jirin.<\/p>\n<p>Askarta ayaa markii danbe ku andacoodey in suldaanku dagaalamey haseyeeshee maaheyn nin dagaalama ee wuxuu ahaa duub nabadeed,waana been abuur baa la yiri waxa ay sheegeen gudoomiyaha degmada Afgoye iyo askarta uu isagu meesha dhigtey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay askartani dad rayid ah dilaan,iyagoo ka ciil qaba weeraro bambaaneyaal lagu tuurey dhaw goor,waxeyna dilka suldaanku timid iyadoo xukuumad cusub la sugayo in ay wax ka qabato amniga iyo degenaashaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suldaanki beesha Maxamu&#8217;d Hiraab suldan C\/nasir Xuseen ayaa caawa lagu diley deg. Afgoye,suldaanka ayaa allaha u naxariistee waxaa joojiyey askar ka amar qaadata gudoomiyaha degmada afgooye,iyagoo baarey gaarigii uu watey waxeyna ka heleen bastoolad taas oo ay askartu hugureeyeen iskuna dayeen in ay si xoog ah uga qaataan,dabadeedna rasaas lagu furey,isagoon wax dagaal ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19222","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19222"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19224,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19222\/revisions\/19224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}