{"id":19204,"date":"2013-12-13T20:45:47","date_gmt":"2013-12-13T17:45:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19204"},"modified":"2013-12-13T20:58:20","modified_gmt":"2013-12-13T17:58:20","slug":"19204","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19204\/","title":{"rendered":"Banaanbax lagu taageerayo r\/wasaaraha cusub C\/weli Sheekh Axmed oo ka dhacey gobolka Gedo degmoyin kamid ah."},"content":{"rendered":"<p>Banaanbax lagu taageerayo magacaabista r\/wasaaraha cusub ayaa ka dhacey degmooyinka gobolka gedo qaar kamid ah,gudomiyaha degmada luuq oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in shacabka gobolkan ay banaanbaxyo iyo taageero aan kala go&#8217; laheyn ay ka socdaan degmooyinka uu gobolkan ka koobanyahey,waxeyna dadku dalbanayaan in barlamaankuna uu si sahlan u ansixiyo r\/wasaaraha iyo xukuumada uu soo dhisi doono.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada luuq ayaa sidoo kale sheegey in r\/wasaaraha maanta jumcadii looga duceeyey masaajidda oo dhan iyadoo alle laga baryey in allaah la garab galo xilka loo magacaabey C\/weli Sheekh Axmed oo ah nin gobolkan ku dhashey oo isaga aabihiiba si wanaagsan looga yaqaan gobolkan gedo iyo gobolada ku hareereysan.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeeysey ee la arko ama la maqlo mudaharaadyo lagu taageerayo ama looga soo horjeedo r\/wasaare iyo xukuumadiisa waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo la ridey xukuumad iyadana r\/wasaaraha hugaaminayey ay isku beel kasoo jeedaan balse aysan isku gobol aheyn,taas oo muujineysa in m\/weyne Xasan Sheekh uu ku qanciyey dadka gobolka gedo oo aad uga careysnaa sida ay u dhacdey maamulki kmg ee juba iyo dagaalki ka dhacey kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbax lagu taageerayo magacaabista r\/wasaaraha cusub ayaa ka dhacey degmooyinka gobolka gedo qaar kamid ah,gudomiyaha degmada luuq oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in shacabka gobolkan ay banaanbaxyo iyo taageero aan kala go&#8217; laheyn ay ka socdaan degmooyinka uu gobolkan ka koobanyahey,waxeyna dadku dalbanayaan in barlamaankuna uu si sahlan u ansixiyo r\/wasaaraha iyo xukuumada uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19204","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19208,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19204\/revisions\/19208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}