{"id":19192,"date":"2013-12-13T17:37:44","date_gmt":"2013-12-13T14:37:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19192"},"modified":"2013-12-13T17:46:47","modified_gmt":"2013-12-13T14:46:47","slug":"19192","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19192\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha cusub C\/weli Shekh Axmed oo markii ugu horeysey ka hadley warbaahinta."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/wali Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysey la hadley warbaahinta,waxa uuna sheegey in uu dhameystiri doono wixii u harey xukuumadii dr Saacid oo ay ugu horeeyaan amniga,dib u heshiisiinta nidaamka xisbiyada badan iyo in dalka loo diyaariyo doorashooyin xor ah,iwm.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha cusub C\/wali Sheekh Axmed ayaa ah nin heysta dhalashada dalka canada,isla markaasna ku dhashey gobolka Gedo degmada baardheere,waxaana dhaley sheekh axmed baardheere oo ah sheekh aad loo xurmeeyo,waxa uuna r\/wasaaruhu balanqaadkiisa ku darey in uu dalalka deriska la ah dalka soomaaliya uu la yeelan doono xiriir aad u wanaagsan.<\/p>\n<p>R\/wasare C\/weli ayaa sodon cisho gudahood xukuumad soo dhisidoona iyadoo barlamaanka la hor geyn doono xukuumada inkasta oo dad badani ay sheegayaan in m\/weyne Xasan Sheekh uusan aheyn nin talada iyo shaqada faraha kala bixi kara oo aamini kara cida uu soo xushey,taas oo mar kasta caqabad ku noqota r\/wasare kasta oo lasoo magacaabo,hase yeeshee waxaa la filayaa in r\/wasaarahan cusubi uu ka bedelnaan doono kuwii hore dalka usoo marey. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha cusub C\/wali Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysey la hadley warbaahinta,waxa uuna sheegey in uu dhameystiri doono wixii u harey xukuumadii dr Saacid oo ay ugu horeeyaan amniga,dib u heshiisiinta nidaamka xisbiyada badan iyo in dalka loo diyaariyo doorashooyin xor ah,iwm. R\/wasaaraha cusub C\/wali Sheekh Axmed ayaa ah nin heysta dhalashada dalka canada,isla markaasna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19192","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19192"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19194,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19192\/revisions\/19194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}