{"id":19177,"date":"2013-12-13T01:12:45","date_gmt":"2013-12-12T22:12:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19177"},"modified":"2013-12-13T04:32:09","modified_gmt":"2013-12-13T01:32:09","slug":"19177","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19177\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheikh Max&#8217;ud Oo C\/wali Sheekh U Magacaabay Ra&#8217;iisul Wazaaraha Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Raa&#8217;isal Wasaaraha cusub, ee la wareegaya Xafiiska Shaqada Wazaaradaha Iyadoona Uu Madaxweynaha, Raa&#8217;isal Wasaaraha cusub ku magacaabay Munaasabad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Wuxuuna Ra&#8217;iisul Wazaare U Magacaabay C\/weli Sheekh Axmed Maxamed.<\/p>\n<p>Munaasabadaani lagu soo magacaabay C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxaa ka soo qayb gashay marti sharaf kala duwan, oo ay ugu horeeyaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Iyo Madax Kale.<\/p>\n<p>Xasan Sheikh Max&#8217;uud Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore u yeeray C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, wuxuuna dejiyay Hotel Jazeera, oo ku yaala Degmada Wadajir ee Gudaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Raa&#8217;isal Wasaaraha cusub, ee la wareegaya Xafiiska Shaqada Wazaaradaha Iyadoona Uu Madaxweynaha, Raa&#8217;isal Wasaaraha cusub ku magacaabay Munaasabad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Wuxuuna Ra&#8217;iisul Wazaare U Magacaabay C\/weli Sheekh Axmed Maxamed. Munaasabadaani lagu soo magacaabay C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxaa ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19177","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19177"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19177\/revisions\/19179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}