{"id":19132,"date":"2013-12-10T23:57:00","date_gmt":"2013-12-10T20:57:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19132"},"modified":"2013-12-11T01:09:36","modified_gmt":"2013-12-10T22:09:36","slug":"19132","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19132\/","title":{"rendered":"M\/weyne Faroole oo sheegey in uu horumar gaarsiiyey puntland intii uu xilka hayey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne faroole ayaa qudbad uu u jeediyey shacabka puntland sheegtey in uu horumar ka dhaliyey dhamaan deegaanada dadka reer puntland,isla markaana ay canaasiir la yaqaan hor istaageen doorashadii xisbiyada iyagoo doonayey buu yiri in ay anaga iyo shacabkeena iska keen horkeeno oo aan la dagaalano.<\/p>\n<p>M\/weyne Faroole oo ka hadlayey meel fagaare ah laguna muujinayey 10ka dicenber oo u asteysan xuquuqda aadanaha,taas oo ka dhacdey meelo badan oo gudaha dalka soomaaliya ah.<\/p>\n<p>M\/weyne Faroole oo waqtigiisu sii idlaanayo ayaa xilka m\/weynaha puntland hayey muddo shan sano ah waxaana hadda tartan kula jira rag farabadan oo maskax iyo maalba kula loolami kara,wuxuuna weerar dhanka afka ah sidii looga bartey ku qaadey dawlada federalka ah wuxuuna ku eedeeyey in ay qas iyo qalalaase ka abuureysa gudaha puntland isagoo si gaar ah hadalka ugu adkeynayey r\/wasaarihii hore C\/weli Cali Gaas oo hada u sharaxan m\/weynaha puntland isagoo ku dhaliiley karti darro iyo barasho la bartey waqtigii uu r\/wasaaraha ahaa.<\/p>\n<p>M\/weyne Faroole ayaa hadalkiisu u badnaa mid uu ku difaacayo musharaxnimadiisa iyo inuu inta kale ka dhigo rooti hase yeeshee waxaa leys baran doonaa marka la soo gaaro waqtiga doorashada m\/weynaha puntland.<\/p>\n<p>C\/raxmaan sheekh maxamuud Faroole oo ah todobaatan jir la soo shaqeeyey dawladii allaha u naxariistee uu hugaaminayey Maxamed Siyaad Barre,isla markaana wuxuu kamid ahaa ragii aas aasey puntland,isagoo wali u hamuun qaba sidii uu puntland u sii hugaamin lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne faroole ayaa qudbad uu u jeediyey shacabka puntland sheegtey in uu horumar ka dhaliyey dhamaan deegaanada dadka reer puntland,isla markaana ay canaasiir la yaqaan hor istaageen doorashadii xisbiyada iyagoo doonayey buu yiri in ay anaga iyo shacabkeena iska keen horkeeno oo aan la dagaalano. M\/weyne Faroole oo ka hadlayey meel fagaare ah laguna muujinayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19132","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19132"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19138,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19132\/revisions\/19138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}