{"id":19125,"date":"2013-12-10T22:24:35","date_gmt":"2013-12-10T19:24:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19125"},"modified":"2013-12-11T01:46:14","modified_gmt":"2013-12-10T22:46:14","slug":"19125","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19125\/","title":{"rendered":"Maalinta Xuquuqul Insaanka Oo Laga Xusay Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maallinta xaquuqul Insaanka, Ayaa Maanta laga xusay Guud Ahaan caalamka  xili wadamo badan oo ay Soomaaliya kamid tahay lagu tilmaamay goobaha ay ka dhacaan gabood-falada xaquuqul insaanka ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Waxaa Sidoo kale kooxaha hubeysan oo ay ku jiraan ciidamada maamulada lagu eedeeyaa inaay geystaan falal ka baxsan xaquuqul insaanka, inkastoo maalintan la xusayo xaq dhawrka xaquuqul insaanka ayaan hadana la filayn inay wax saameyn ah ku yeelato falalka sii socda ee ka dhacaya wadamada uu kamid yahay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabadan ayaa kusoo beegmaysa xili dowlada Soomaaliya ay fadeexo ka heysato xariga loo geysto haweenka sheega in la kufsaday, iyadoo maalinimadii shalay ay Maxkamada Banaadir ay xukun ku riday suxufiyiin iyo haweenay sheegtay in la kufsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maallinta xaquuqul Insaanka, Ayaa Maanta laga xusay Guud Ahaan caalamka xili wadamo badan oo ay Soomaaliya kamid tahay lagu tilmaamay goobaha ay ka dhacaan gabood-falada xaquuqul insaanka ka dhanka ah. Waxaa Sidoo kale kooxaha hubeysan oo ay ku jiraan ciidamada maamulada lagu eedeeyaa inaay geystaan falal ka baxsan xaquuqul insaanka, inkastoo maalintan la xusayo xaq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19125","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19125"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19125\/revisions\/19127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}