{"id":19056,"date":"2013-12-07T23:51:22","date_gmt":"2013-12-07T20:51:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19056"},"modified":"2013-12-08T01:19:28","modified_gmt":"2013-12-07T22:19:28","slug":"19056","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19056\/","title":{"rendered":"Maxkamadeynta Wariye Max&#8217;ed Bashiir Iyo Gabadhii Sheegatay In La Kufsaday Oo Markale Dib Loo Dhigay."},"content":{"rendered":"<p>Maanta Ayaa Waxaa markale dib loo dhigay Maxkamadeynta Milkiilihii Idaacada Shabelle C\/maalik Yuusuf Maxamuud, Wariye Maxamed Bashiir Xaashi iyo Faaduma C\/qaadir Iyadoona Maanta loo madalsanaa in Maxkamada Gobolka Banaadir, ay go&#8217;aan kama dambeys ah ka qaadato kiiska la xiriira Suxfiyada sheegatay in la kufsaday iyo Wariyihii wareystayba.<\/p>\n<p>Maxkamada, ayaa Sidoo Kale waxaa looga fadhiyay in ay cadeyso waxa lagu heysto C\/maalik Yuusuf Maxamuud, oo toddobaadkii 3-aad u xiran Dowladda Federalka ee Somaliya Waxaana La sheegayaa in C\/maalik lagu heysto aflagaado uu u geysto Wasiirka Arrimaha Gudaha C\/kariin Xuseen Guuleed Iyadoona wararka Kale ay sheegaayaan in lala xiriirinaayo kiiska gabadha sheegatay in la kufsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta Ayaa Waxaa markale dib loo dhigay Maxkamadeynta Milkiilihii Idaacada Shabelle C\/maalik Yuusuf Maxamuud, Wariye Maxamed Bashiir Xaashi iyo Faaduma C\/qaadir Iyadoona Maanta loo madalsanaa in Maxkamada Gobolka Banaadir, ay go&#8217;aan kama dambeys ah ka qaadato kiiska la xiriira Suxfiyada sheegatay in la kufsaday iyo Wariyihii wareystayba. Maxkamada, ayaa Sidoo Kale waxaa looga fadhiyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19056","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19056"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19058,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19056\/revisions\/19058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}