{"id":19043,"date":"2013-12-06T22:18:39","date_gmt":"2013-12-06T19:18:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19043"},"modified":"2013-12-07T00:02:09","modified_gmt":"2013-12-06T21:02:09","slug":"19043","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19043\/","title":{"rendered":"Madaxda dalka u sareysa oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid allaha u naxariistee xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed Feysal."},"content":{"rendered":"<p>Madaxda dalka ugu sareysa sida m\/weynaha,gudoomiyaha barlamaanka iyo r\/wasaaraha ayaa siyaabo isku mid ah tacsi tiiraanyo leh ugu direy shacabka,xubnaha barlamaanka,eheladii iyo qoyskii uu ka geeryoodey allaha u naxariistee Maxamed  warsame Maxamed Feysal oo gaarigiisa qarax loogu xirey ku geeryoodey.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa allaha u naxariistee waxa gaarigiisa oo maraya agagaarka madaxtooyada iyo xafiiska r\/wasaaraha,waxaana mar qura la maqley qaraxa iyo xildhibaankii oo kala go&#8217;go&#8217;ay,isla markiina waxaa goobta soo gaarey ciidamada amniga iyadoo madaxdu amar ku bixiyeen in la soo caddeeyo kiiska dhacey ee xildhibaanka lagu weerarey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha gudomiyaha barlamaanka iyo r\/wasaaraha ayaa alle uga baryey in xildhibaanka janadiisa uu ka waraabiyo umadda soomaaliyeed qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxeyna samir iyo iimaan uu ka siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda dalka ugu sareysa sida m\/weynaha,gudoomiyaha barlamaanka iyo r\/wasaaraha ayaa siyaabo isku mid ah tacsi tiiraanyo leh ugu direy shacabka,xubnaha barlamaanka,eheladii iyo qoyskii uu ka geeryoodey allaha u naxariistee Maxamed warsame Maxamed Feysal oo gaarigiisa qarax loogu xirey ku geeryoodey. Xildhibaanka ayaa allaha u naxariistee waxa gaarigiisa oo maraya agagaarka madaxtooyada iyo xafiiska r\/wasaaraha,waxaana mar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19043","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19043"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19045,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19043\/revisions\/19045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}