{"id":19029,"date":"2013-12-06T19:49:32","date_gmt":"2013-12-06T16:49:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19029"},"modified":"2013-12-08T02:25:07","modified_gmt":"2013-12-07T23:25:07","slug":"19029","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19029\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii gudiga arrimaha bulshada Maxamed warsame maxamed oo qarax ku geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii gudiga arrimaha bulshada ayaa ku dhintey qarax gaarigiisa lagu xirey,allaha u naxariistee waxa uu marayey xafiiska r\/wasaaraha hortiisa waana la soo wacey markii uu qabtey telfonka qaraxa ayaa dhacey iyadoo laga maqley meelo badan oo magaalada kamid ah.<\/p>\n<p>Maxamed cumar allaha u naxariistee oo ahaa xildhibaan ka tirsan xildhibaanada soomaaliya kaas oo ah xildhibaankii shanaad ee ku dhintey  shaqaaqooyinka iyo dagaalada dalka ka jira,kaas oo ay fuliyaan dagaalyahanada xarakada Alshabaab oo ka soo horjeeda ciidamada shisheeyo iyo dawlada federalka oo ay taageeraan.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee qarax lala beegsado mid kamid ah xildhibaanada iyo madaxda dawlada soomaaliya hase yeeshee waxey tani kusoo beegmeysaa iyadoo xildhibaanadu dhawaan rideen xukuumadii uu hugaaminayey Cabdi Faarax Shirdoon saacid,isla markaana muranku uu wali sii socdo iyadoo hada moshin ka dhan ah wasiiradii xukuumadi saacid laysku dayo in laga hor joogsado in qaarkood kusoo laabtaan xukuumada imaan doonta hadii alle qadaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii gudiga arrimaha bulshada ayaa ku dhintey qarax gaarigiisa lagu xirey,allaha u naxariistee waxa uu marayey xafiiska r\/wasaaraha hortiisa waana la soo wacey markii uu qabtey telfonka qaraxa ayaa dhacey iyadoo laga maqley meelo badan oo magaalada kamid ah. Maxamed cumar allaha u naxariistee oo ahaa xildhibaan ka tirsan xildhibaanada soomaaliya kaas oo ah xildhibaankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19029","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19029"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19029\/revisions\/19033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}