{"id":19009,"date":"2013-12-06T01:50:14","date_gmt":"2013-12-05T22:50:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=19009"},"modified":"2013-12-06T03:33:16","modified_gmt":"2013-12-06T00:33:16","slug":"19009","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/19009\/","title":{"rendered":"Kulan ay isugu yimaadeen golaha xukuumadii la ceyriyey oo ka dhacey xarunta xafiiska r\/wasaaraha."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen xukuumadii kalsoonida barlamaanku kala laabtey uuna shirgudoominayey r\/wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon saacid ayaa ka dhacey xafiiska r\/wasaaraha,iyadoo lagaga hadley oo keliya talaabadii barlamaanku xukuumada ku ceyriyey.<\/p>\n<p>R\/wasaarihii hore oo hada si kumeel gaar ah xilka u haya ayaa warbaahinta la hadley sheegeyna in uu xukuumadiisii xubnihii ka tirsanaa uu ku qanciyey in la aqbalo go&#8217;aanka barlamaanka kasoo baxey ayna ka wada yeeleen.<\/p>\n<p>Inta badan xukuumada uu dr Saacid hugaaminayey ayaa ahaa kuwo aaney isku wanaagsaneyn r\/wasaaraha waxeyna ahaayeen baa la yiri kuwo xarun kale ku leh inta u dhaxeysa madaxtooyada iyo xafiiska r\/wasaaraha uuna hugaamiyo wasirudawlaha madaxtooyada Faarax Sheekh C\/qaadir.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay shir isugu yimaadaan golaha xukuumadu tan iyo intii kalsoonida lagala laabtey,iyadoo dagaalki uu wali saameyn ku leeyahey xubnaha barlamaanka waqtigan jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen xukuumadii kalsoonida barlamaanku kala laabtey uuna shirgudoominayey r\/wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon saacid ayaa ka dhacey xafiiska r\/wasaaraha,iyadoo lagaga hadley oo keliya talaabadii barlamaanku xukuumada ku ceyriyey. R\/wasaarihii hore oo hada si kumeel gaar ah xilka u haya ayaa warbaahinta la hadley sheegeyna in uu xukuumadiisii xubnihii ka tirsanaa uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-19009","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19009\/revisions\/19011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}