{"id":18990,"date":"2013-12-04T22:12:09","date_gmt":"2013-12-04T19:12:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18990"},"modified":"2013-12-04T23:55:50","modified_gmt":"2013-12-04T20:55:50","slug":"18990","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18990\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo qirtey in intii uu madaxweynaha ahaa ay dhaceen denbiyo xuquuq aadanaha ka dhan ah."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa qirey in intii uu madaxweynaha ahaa tacadi ka dhan ah xuquuqda insaanka uu dhacey,isagoo balan qaadey in aan mar danbe la xiri doonin gabadhii tiraa waa ley kufsadey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa garawsadey in xirida la xirey gabdho sheegey in la kufsadey iyo wariyeyaashi soo bandhigeyba in ay qalad aheyd ayna sii dhiiri gelineyso kufsiga,arintan oo eedeeda dadku saareen xukuumadii xilka laga qaadey ee dr saacid hugaaminayey.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu m\/weynuhu wuxuu ka jeediyey shir ay soo abaabushey wasaarada adeega bulshada oo ka dhacey xalane lagagana wada hadlayey dhawrista xuquuqda haweenka iyo dhalaanka.<\/p>\n<p>Warka m\/weynaha ayaa kusoo beegmaya xili labo maalmood ka hor uu urur madaxbanaani shaaciyey in tacadi iyo musuqmaasuq ay la socoto kaligi talisnimo ay wali soomaaliya ka jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa qirey in intii uu madaxweynaha ahaa tacadi ka dhan ah xuquuqda insaanka uu dhacey,isagoo balan qaadey in aan mar danbe la xiri doonin gabadhii tiraa waa ley kufsadey. Madaxweynaha ayaa garawsadey in xirida la xirey gabdho sheegey in la kufsadey iyo wariyeyaashi soo bandhigeyba in ay qalad aheyd ayna sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18990","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18992,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18990\/revisions\/18992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}