{"id":18984,"date":"2013-12-04T18:06:58","date_gmt":"2013-12-04T15:06:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18984"},"modified":"2013-12-04T18:59:30","modified_gmt":"2013-12-04T15:59:30","slug":"18984","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18984\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hugaaminayey Jamaal Cali Xuseen musharaxa m\/weyne ee xisbiga ucid oo loo diidey in ay u gudbaan Togwajaale."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka tirsan xisbiga UCID ee somaliland uuna hugaaminayey musharaxa m\/weyne Jamaal cali xuseen ayaa loo diidey in ay booqdaan deegaanada togwajaale iyo arabsiyo.<\/p>\n<p>Wafdiga oo markii danbe dib ugu soo laabtey hargeysa ayaa aad u cambaareeyey ficilka loogu diidey wafdiga in ay deegaanadaas tagaan si ay u soo dhistaan maamulka gobolka  Gabiley ee xisbiga ucid,waxeyna sheegeen in ay mudaharaad looga soo horjeedo arintaas ay dhaceyso tobanka bishan disenber oo ku beegan maalinta xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka gabiley ayaa difaacey celinta iyo diidmada wafdigan loo diidey in ay u gudbaan deegaanada  Togwajaale iyo Arabsiya,wuxuuna sheegey in wafdiga laga rabey in ay wasaarada arrimaha gudaha fasax laga soo qaato oo ay gobolkana soo wargeliso,waxaanan u sheegney oo keliya in ay sharciga soo maraan,wax loo dhimeyna ma jiraan ayuu gudoomiyaha gobolka gabiley ku jawaabey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo mid kamid ah sadexda xisbi qaran loo diido in uu booqdo deegaan ay taageerayaashiisu ku suganyihiin,waana mid bilaabi karta khal khal iyo deganaasho la&#8217;aan hor leh oo kasoo ifbaxeysa deegaano wanaaga tusaale u ahaa hadana ay caadifadi burburineyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka tirsan xisbiga UCID ee somaliland uuna hugaaminayey musharaxa m\/weyne Jamaal cali xuseen ayaa loo diidey in ay booqdaan deegaanada togwajaale iyo arabsiyo. Wafdiga oo markii danbe dib ugu soo laabtey hargeysa ayaa aad u cambaareeyey ficilka loogu diidey wafdiga in ay deegaanadaas tagaan si ay u soo dhistaan maamulka gobolka Gabiley ee xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18984","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18984"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18986,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18984\/revisions\/18986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}