{"id":1898,"date":"2011-07-12T11:53:25","date_gmt":"2011-07-12T11:53:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1898"},"modified":"2011-07-12T11:53:25","modified_gmt":"2011-07-12T11:53:25","slug":"radio-bar_kulan-oo-sii-yaraanaya-maqalkeeda-muqdisho-iyo-wariyayaashii-ugu-caansanaa-oo-laga-sii-ceerinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/radio-bar_kulan-oo-sii-yaraanaya-maqalkeeda-muqdisho-iyo-wariyayaashii-ugu-caansanaa-oo-laga-sii-ceerinayo\/","title":{"rendered":"Radio Bar_Kulan Oo Sii Yaraanaya Maqalkeeda Muqdisho Iyo Wariyayaashii Ugu Caansanaa Oo Laga Sii Ceerinayo"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/barkulanlive.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1899\" title=\"barkulanlive\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/barkulanlive-300x208.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"208\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/barkulanlive-300x208.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/barkulanlive.jpg 480w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Idaacada barkulan oo ku hadasho afka ciidamada shisheeye ee misom oo ay xarunteedu tahay magaalada nairobi oo faa`ido badan ayasan ku qabin dhageestayaasha ayaa waxa sii yaraanaya maalinba maalinta kadambeesa maqalka fm ka magalada muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaan aad u siiyaraanaya dhageestayaash idaacada barkulan ee aduunka oo dhan kadib markii maamulka idaacadaas oo shisheeya ah uu udulqaadan waayay qarashaadka badan ee kaga baxo wariyaasha magaca ku dhaxleh bulshada soomaliyeed.<\/p>\n<p>Wariye awees maxamad nuur foodey(honrafric) ayaanle xuseen cabdi(bbc), sahro maxmuud koron sahro keyf (simba) suni saciid saalax (horn afric) faarax lamaane (bbc gaalkacyo) iyo wariye otto dheer<\/p>\n<p>Wariyaashaan oo ahaa kuu ugu horeeyay ee laga maqala idaacada barkulan ayaa waxey kushaqeenayeen lacag dhan 2000$ (labo kun oo dolar) waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay lawaayay cododka qaarkmid ah wariyaashaas.<\/p>\n<p>Maamulka idaacada ayaa bilaabay inuu diiwaan galiyo wariyaal cusub oo qaarkood codsaday iney qarash la`aan kushqeenayaan taasoo keentay in meesha laga saaro wariyaashii qarashka badanaa kushaqeenayay.<\/p>\n<p>Mardhaw ayaa waxa suurtagal ah inay hawada kabaxdo maqalka idaacada ama ay kasiiyaraadaan dhageestayaasha iminka yar<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/a>mcaraab@hotmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Idaacada barkulan oo ku hadasho afka ciidamada shisheeye ee misom oo ay xarunteedu tahay magaalada nairobi oo faa`ido badan ayasan ku qabin dhageestayaasha ayaa waxa sii yaraanaya maalinba maalinta kadambeesa maqalka fm ka magalada muqdisho. Waxaan aad u siiyaraanaya dhageestayaash idaacada barkulan ee aduunka oo dhan kadib markii maamulka idaacadaas oo shisheeya ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1898","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1898"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1902,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1898\/revisions\/1902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}