{"id":18977,"date":"2013-12-04T02:04:04","date_gmt":"2013-12-03T23:04:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18977"},"modified":"2013-12-04T02:15:22","modified_gmt":"2013-12-03T23:15:22","slug":"18977","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18977\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah shaqaalaha xafiiska r\/wasarihii hore dr saacid oo caawa geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p>Mid kamid ah saraakiisha ka shaqeysa xafiiska r\/wasaaraha oo lagu magacaabo Axmed Sheekh C\/hi ayaa allaha u naxariistee waxa uu ku geeryoodey hotel Weheliye.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa waxaa istaagey wadnaha iyadoo la sheegey in hore uu qaliin wadnaha ah lagu sameeyey,waxaana beryahan socdey dhaqdhaqaaq iyo olole leys laha waa in r\/wasaaruhu sii shaqeeyo,waana arin ay ku imaan karto wadne istaaga saameeyey marxuumka allaha u naxariistee.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee uu geeryoodey xubin ka tirsan xafiiska r\/wasaaraha,waxaana marxuumka lagu aasi doonaa muqdisho hadii alle idmo,welina lama shaacin goobta lagu aasayo,(inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid kamid ah saraakiisha ka shaqeysa xafiiska r\/wasaaraha oo lagu magacaabo Axmed Sheekh C\/hi ayaa allaha u naxariistee waxa uu ku geeryoodey hotel Weheliye. Marxuumka ayaa waxaa istaagey wadnaha iyadoo la sheegey in hore uu qaliin wadnaha ah lagu sameeyey,waxaana beryahan socdey dhaqdhaqaaq iyo olole leys laha waa in r\/wasaaruhu sii shaqeeyo,waana arin ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18977","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18979,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18977\/revisions\/18979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}