{"id":18938,"date":"2013-12-02T19:26:36","date_gmt":"2013-12-02T16:26:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18938"},"modified":"2013-12-03T00:51:13","modified_gmt":"2013-12-02T21:51:13","slug":"18938","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18938\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan sheekh oo soo dhaweeyey talaabada ay barlamaanku ku diideen xukuumada sii shaqeynteeda."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Shekh Maxamu&#8217;d ayaa soo dhaweeyey kalsooni kala noqoshada xukuumada Dr saacid uu hugaamiyo,iyadoo barlamaanku ay maanta u codeeyeen xukuumada uu dr saacid r\/wasaaraha u yahey.<\/p>\n<p>Waxaana r\/wasaaraha oo warbaahinta la hadley sheegey inuu ku qancayo waxa ay barlamaanku go&#8217;aamiyeen,wuxuuna sheegey in uu ogyahey waxa keeney moshinkan hase yeeshee uusan dooneyn in uu sheego wuxuuna soo hadal qaadey r\/wasare Saacid in ay jireen wasiiro xukuumadiisa ka tirsan oo kasoo horjeestey balse uu ka xishoodey in uu ciqaabo,iyadoo uu awood u lahaa in shaqada uu ka joojiyo wasiir kasta oo ka horyimaada xafiiska r\/wasaaraha ayuu yiri R\/wasaaraha dhacey Cabdi Faarax Shirdoon.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegey in ay barlamaanku talaabo geesinimo leh qaadeen ayna xukuumadu sii shaqeyn doonto in laga keenayo xukuumad bedesha.<\/p>\n<p>Waxey tani kusoo beegmeysaa iyadoo ay tahey markii ugu horeysey ee khilaaf lagu xaliyey dastuur iyo qawaaniinta dalka u taal,dhanka kale waxey tani keeni kartaa dib u dhac hawlo qaranku higsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Shekh Maxamu&#8217;d ayaa soo dhaweeyey kalsooni kala noqoshada xukuumada Dr saacid uu hugaamiyo,iyadoo barlamaanku ay maanta u codeeyeen xukuumada uu dr saacid r\/wasaaraha u yahey. Waxaana r\/wasaaraha oo warbaahinta la hadley sheegey inuu ku qancayo waxa ay barlamaanku go&#8217;aamiyeen,wuxuuna sheegey in uu ogyahey waxa keeney moshinkan hase yeeshee uusan dooneyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18938","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18938\/revisions\/18943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}