{"id":18924,"date":"2013-12-01T23:48:23","date_gmt":"2013-12-01T20:48:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18924"},"modified":"2013-12-02T00:08:55","modified_gmt":"2013-12-01T21:08:55","slug":"18924","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18924\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya Khaatumo iyo S\/land oo ka dhacey deegaanka Taleex."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal hor leh ayaa ka dhacey deegaanka Taleex kaas oo ay isaga soo hor jeedeen ciidamo ka amar qaata maamulka somaliland iyo kuwa khaatumo ee deegaankaas hore u maamulayey.<\/p>\n<p>Dhawr goor ayaa waxaa soo noq noqdey dagaaladan u dhaxeeya s\/land iyo khaatumo,wuxuuna midba midka kale ku eedeeyaa in uu dagaalka isagu bilaabey soona weerarey cid u kala garqaadana haba sheegin.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay dagaalamaan khaatumo iyo s\/land hase yeeshee dagaalkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo s\/land dhawaan ku eedeysey dawlada dhexe ee soomaaliya in ay ka shaqeyneyso burburinta jiritaanka S\/land,ayna taas iska fogeysey dawlada dhexe ee xarunteedu muqdisho tahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal hor leh ayaa ka dhacey deegaanka Taleex kaas oo ay isaga soo hor jeedeen ciidamo ka amar qaata maamulka somaliland iyo kuwa khaatumo ee deegaankaas hore u maamulayey. Dhawr goor ayaa waxaa soo noq noqdey dagaaladan u dhaxeeya s\/land iyo khaatumo,wuxuuna midba midka kale ku eedeeyaa in uu dagaalka isagu bilaabey soona weerarey cid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18924","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18924"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18924\/revisions\/18926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}