{"id":18920,"date":"2013-12-01T23:32:20","date_gmt":"2013-12-01T20:32:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18920"},"modified":"2013-12-02T00:25:27","modified_gmt":"2013-12-01T21:25:27","slug":"18920","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18920\/","title":{"rendered":"Gudiga adeegga garsoorka oo ku dhaleeceeyey xukuumada in ay ka gaabisey difaaca garsoorayaasha."},"content":{"rendered":"<p>Shir uu yeeshey gudiga adeega garsoorka soomaaliya uuna shirgudoominayey gudoomiyaha maxkamada sare Ceydiid Ilka Xanaf ayaa lagu dhaliiley sida xukuumadu aysan waxba uga qaban difaaca garsoorayaasha. <\/p>\n<p>Gudiga adeega garsoorka ayaa iyagoo ku hal qabsanaya dilkii ugu danbeeyey ee garsoore loo geysto ku sheegey allaha u naxariistee gudomiyihii maxkamada yaaqshiid Sheekh Axmed,isla markaana waxey gudiga adeega garsoorku hoosta ka xariiqeen in sii socoshada dilalka garsoorayaasha loo geysanayo ay sabab u tahey baaris la&#8217;aan,mana jirto bey yiraahdeen kiis garsoore la diley oo loo soo qabto danbiile ama tuhun.<\/p>\n<p>Gudomiyaha maxkamada sare iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo si wada jir ah warbaahinta ula hadley ayaa xukuumada ku dhaliiley in ay sugi weysey ammaanka garsoorayaasha iyagoon waxba kasoo qaadin muwaadiniinta kale ee danbiyada laga gelayo,meeshii la rabey in ay ka hadlaan danbiyada dalka ka dhacaya iyo sidii looga hortegi lahaa ayey toodi ka hadleen taasina waa mid muujineysa sida hey&#8217;adaha qaranku ay u kala jeedaan,danta guudna ay gidi u wada agmarayaan.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay hadlaan gudiga adeega garsoorka soomaaliya iyagoon ka hadleyn kala saarida madaxda is heysata iyo qodobo dastuuri ah,iyadoo ay muuqato is qab qabsiga hugaanka dalka soomaaliya ee hada taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir uu yeeshey gudiga adeega garsoorka soomaaliya uuna shirgudoominayey gudoomiyaha maxkamada sare Ceydiid Ilka Xanaf ayaa lagu dhaliiley sida xukuumadu aysan waxba uga qaban difaaca garsoorayaasha. Gudiga adeega garsoorka ayaa iyagoo ku hal qabsanaya dilkii ugu danbeeyey ee garsoore loo geysto ku sheegey allaha u naxariistee gudomiyihii maxkamada yaaqshiid Sheekh Axmed,isla markaana waxey gudiga adeega [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18920","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18920"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18922,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18920\/revisions\/18922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}