{"id":18911,"date":"2013-12-01T22:06:44","date_gmt":"2013-12-01T19:06:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18911"},"modified":"2013-12-02T00:34:30","modified_gmt":"2013-12-01T21:34:30","slug":"18911","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/12\/18911\/","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed kasoo baxey xafiiska r\/wasaaraha soomaaliya Dr Saacid."},"content":{"rendered":"<p>War saxaafadeed kasoo baxey xafiiska ra&#8217;iisalwasaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagaga hadley go&#8217;aanka barlamaanka uu ku diidey in ra&#8217;iisalwasaaruhu iska difaaco eedemaha loo soo jeediyey.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri waan ka xunahey go&#8217;aankaas waxaanan wali codsaneynaa in r\/wasaaraha loo ogolaado in barlamaanka ka hor hadlo,si xukuumadu usoo bandhigto wax qabadkeeda isla markaana ay eedeymaha loo soo jeediyey ay iska difaacdo.<\/p>\n<p>Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegey in hadii barlamaanku ku adkeysto sidaas aysan sharci noqoneyn wixii kasoo baxa golaha barlamaanka,waxaana ku saxiixnaa warsaxaafadeedka afhayeenka xafiiska r\/wasaaraha Ridwaan Xaaji C\/weli.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War saxaafadeed kasoo baxey xafiiska ra&#8217;iisalwasaraha soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagaga hadley go&#8217;aanka barlamaanka uu ku diidey in ra&#8217;iisalwasaaruhu iska difaaco eedemaha loo soo jeediyey. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri waan ka xunahey go&#8217;aankaas waxaanan wali codsaneynaa in r\/wasaaraha loo ogolaado in barlamaanka ka hor hadlo,si xukuumadu usoo bandhigto wax qabadkeeda isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18911","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18911"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18911\/revisions\/18913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}