{"id":18827,"date":"2013-11-28T21:19:00","date_gmt":"2013-11-28T18:19:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18827"},"modified":"2013-11-29T00:48:08","modified_gmt":"2013-11-28T21:48:08","slug":"18827","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18827\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Shekh Maxamu&#8217;d oo ka qeyb galey xaflad ayku qalinjabiyeen in kabadan 650 ardey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa maanta ka qeyb galey xaflad ay ku qalinjabinayeen 700 ardey oo ka qalinjabisey jaamacada Simad.<\/p>\n<p>M\/weyne Xasan Shekh Maxamu&#8217;d ayaa ahaan jirey agaasimaha ama aas aasaha Simad kaas oo maanta isagoo madaxweyne qaran ah soo hor istaagey ardey uu isagu maamule u ahaanjirey,Xasan Shekh Maxamuud ayaaney u sineyn jaamacadaha dalka ka jira,waxaana meelo badan laga hadal hayaa in ardeyda kasoo qalinjebisey jaamacadaha aan aheyn simad aaney shaqo ka heleyn dawlada uu madaxweynaha ka yahey xasan sheekh maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Shekh ayaa ardeyda u balan qaadey in ay shaqo helayaan lagana rabo in ay qaranka u shaqeeyaan isagoo madaxweynuhu ku faaney sameynta machadkii la oranjirey Simad hadana noqdey jaamacada Simad,mana aha wax ku cusub dhegaha dadka m\/weynaha oo ka qeyb gelaya shirarka xisbigiisa iyo xafladaha ay ku qalinjebinayaan ardeyda machadkii uu isagu aas aasey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa maanta ka qeyb galey xaflad ay ku qalinjabinayeen 700 ardey oo ka qalinjabisey jaamacada Simad. M\/weyne Xasan Shekh Maxamu&#8217;d ayaa ahaan jirey agaasimaha ama aas aasaha Simad kaas oo maanta isagoo madaxweyne qaran ah soo hor istaagey ardey uu isagu maamule u ahaanjirey,Xasan Shekh Maxamuud ayaaney u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18827","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18827\/revisions\/18829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}