{"id":18801,"date":"2013-11-26T21:30:17","date_gmt":"2013-11-26T18:30:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18801"},"modified":"2013-11-27T00:44:32","modified_gmt":"2013-11-26T21:44:32","slug":"18801","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18801\/","title":{"rendered":"AMISOM Oo Deeganka Leego Ku Xasuuqay Ku Dhawaad 25,Halaad Gella, Kadib Qarax Lagula Eegtay Halkaasi."},"content":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad 13-Neef Oo Geella Ah Ayaa Maanta Ciidamada AMISOM Waxa Ay ku laayeen agagaarka deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii Qarax miino lala eegtay Kolonyo ay la socdeen.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wararka ayaa sheegaya Markii qaraxa lala eegtay In Kolonyada ciidamada ay rasaas dhinacyada u fureen, iyadoo Geel badan Oo daaqayeen wadada dhinaceeda Ay Haleeshay Rasaastaasi Waxaana warbaahinta Muqdisho u sheegay Mid ka mid ah Milkiilaha Geella la laayay in Ciidamada ay dileen 13-neef oo geella, Kuwaasoo 5 Kamid Ah ay leeyihiin caruur agoon ah Halka 8 kalena uu isaga lahaa.<\/p>\n<p>&#8221; C\/naasir Cali Cabdi oo ah Taliyaha ururka 26aad ee ciidamada Dowlada Ayaa Sidan Yirri&#8221; Qaraxa waxaa lala eegtay gaari uu saarnaa Taliyaha Guutada ciidamada Uganda, baabuurka lugaha wax ka gaareen, geel meesha daaqayay ayay ciidamada rasaas ku fureen, 10-neef meesha ayay ku dhimatay, shan waa gowracnay dhaqse, Taliyaha gaariga saarnaa Baydhabo u gudbay mana ka hadlin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku Dhawaad 13-Neef Oo Geella Ah Ayaa Maanta Ciidamada AMISOM Waxa Ay ku laayeen agagaarka deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii Qarax miino lala eegtay Kolonyo ay la socdeen. Sidoo Kale Wararka ayaa sheegaya Markii qaraxa lala eegtay In Kolonyada ciidamada ay rasaas dhinacyada u fureen, iyadoo Geel badan Oo daaqayeen wadada dhinaceeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18801","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18801"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18801\/revisions\/18803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}