{"id":18798,"date":"2013-11-26T21:02:56","date_gmt":"2013-11-26T18:02:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18798"},"modified":"2013-11-27T00:52:37","modified_gmt":"2013-11-26T21:52:37","slug":"18798","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18798\/","title":{"rendered":"Sh.C\/Casis Abu-Muscab Oo Hanjabaad Hawada U Mariyey Ciidamada Dowlada Jabuti Ee Ku Sugan Qeybo Ka Tirsan Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>C\/casiis Abuu Muscab, Afahayeenka Dhanka Howlgalada Al-Shabaab ayaa wuxuu hanjabaado u jeediyay Ciidamada Jabuuti, ee ka tirsanka hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom Kuwaa Oo Ku Sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Abu-Muscab, ayaa Sidoo Kale sheegay in ay ka gaareen ujeedadii ay ka lahaayeen, weeraradii ay ka geysanayeen Magaalada Baladweyne, Kuwaasoo uu ku Tilmaamay in ay dibadda uga soo saareen Ciidanka Jabuti Iyo Kuwa Dowladda.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyn Ayaa Afhayeenka, Wuxu Carapka Ku Dhuftay in ay beegsan doonaan Ciidamada Jabuuti, kolba haddii ay dibadda uga soo baxayn Magaalada Baladweyne, isla-markaana wuxuu ku goodiyay in ay jab xoogan gaarsiin doonaan Inta Ay Ku Suganyihiin Ciida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/casiis Abuu Muscab, Afahayeenka Dhanka Howlgalada Al-Shabaab ayaa wuxuu hanjabaado u jeediyay Ciidamada Jabuuti, ee ka tirsanka hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom Kuwaa Oo Ku Sugan Soomaaliya. Abu-Muscab, ayaa Sidoo Kale sheegay in ay ka gaareen ujeedadii ay ka lahaayeen, weeraradii ay ka geysanayeen Magaalada Baladweyne, Kuwaasoo uu ku Tilmaamay in ay dibadda uga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18798","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18798"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18800,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18798\/revisions\/18800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}