{"id":18789,"date":"2013-11-25T20:04:36","date_gmt":"2013-11-25T17:04:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18789"},"modified":"2013-11-25T22:50:44","modified_gmt":"2013-11-25T19:50:44","slug":"18789","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18789\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Wazaaradaha Dalka, Kadib Markii Uu Cirka Isku Shareeray Qilaaf Isaga Iyo Madaxweynaha."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201d  Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta booqday xarumaha Wasaaraddaha Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta, Gaadiidka iyo Wasaaradda Kheyraadka dalka, waxaana uu kulamo gooni gooni ah la qaatay howl wadeenada iyo dhamaan shaqaalaha ka howlgala wasaaradahaasi, isagoona ka dhegeystay waxqbadka ay Wasaaradahani shaqeynayeen Mudada Sanadka Ahayd.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ra\u2019iisul Wasaare Saacid ayaa ku ammaanay Wasiirka Warfaafinta Mudane Ciilmooge is bedelka iyo horumarinta ballaaran ee uu ka sameeyey mudada sanadka aheyd ee ay Xukuumadiisa jirtay, wuxuuna xusay in muhiimad gaar ah ay u leedahay dawladnimada warbaahinta Qaranka oo ah halka looga tabiyo shacabka waxqabadka iyo horumarka Ay sameyneyso Dowlada Soomaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201d Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta booqday xarumaha Wasaaraddaha Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta, Gaadiidka iyo Wasaaradda Kheyraadka dalka, waxaana uu kulamo gooni gooni ah la qaatay howl wadeenada iyo dhamaan shaqaalaha ka howlgala wasaaradahaasi, isagoona ka dhegeystay waxqbadka ay Wasaaradahani shaqeynayeen Mudada Sanadka Ahayd. Sidoo Kale Ra\u2019iisul Wasaare Saacid ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18789","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18789"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18791,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18789\/revisions\/18791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}