{"id":18774,"date":"2013-11-24T22:13:09","date_gmt":"2013-11-24T19:13:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18774"},"modified":"2013-11-25T00:23:18","modified_gmt":"2013-11-24T21:23:18","slug":"18774","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18774\/","title":{"rendered":"Ciidanka ilaalada waddooyinka (trafico) oo dardar geliyey hawlahooda shaqo."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ilaalada wadooyinka trafiko oo beryahan dardar hor leh la yimid iyadoo isgoysyada qaarkood lagu soo kordhiyey nalka kala haga gaadiidka kaas oo loo yaqaan trafic lighte.<\/p>\n<p>Ciidamada ilaalada wadooyinka oo aan hore muuqaal u lahaanjirin ayaa waxaa loo magacaabey taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka gen. Cali Xirsi Barre Cali gaab kaas oo dib u soo celiyey muuqaalki iyo heybadi ay ciidamadani lahaan jireen kuwaasoo taagan isgoys kasta oo kamid ah isgoysyada magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Gen. Cali gaab oo ah madaalaha genanada ayaa maalin kasta dhex taagan wadooyinka isagoo laftiisu kala hagaya gaadiidka isla markaa ka qeyb qaadanaya dhismaha waddooyinka muqdisho,genanka ayaa ciidamada trafico wuxuu kusoo kordhiyey gaadiid xambaarta gaadiidka la dhigo waddo qaldan ama la garanwaayo ciddii wadatey,iyadoo waqtigan indhaha loo furey dadka gaadiidka iska leh.<\/p>\n<p>Hadii aad gasho xarunta gaadiidka trafico waxaad ku arkeysaa sawiro dadka wax baraya iyo calaamadaha wadooyinka lagu kala aqoonsado waxaana la dhihi karaa wuxuu genanka Cali gaab mudanyahey abaal marin qaran hadiiba ay jirto cid kala qiimeyneysa madaxda iyo qeyba ciidamada qaranka,janankuna waa nin halyey qaranka wax kusoo kordhiyey isaga iyo ciidamada uu xukumaana waxey mudanyihiin Amaan iyo bogaadin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ilaalada wadooyinka trafiko oo beryahan dardar hor leh la yimid iyadoo isgoysyada qaarkood lagu soo kordhiyey nalka kala haga gaadiidka kaas oo loo yaqaan trafic lighte. Ciidamada ilaalada wadooyinka oo aan hore muuqaal u lahaanjirin ayaa waxaa loo magacaabey taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka gen. Cali Xirsi Barre Cali gaab kaas oo dib u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18774","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18774"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18776,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18774\/revisions\/18776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}