{"id":18762,"date":"2013-11-24T01:57:22","date_gmt":"2013-11-23T22:57:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18762"},"modified":"2013-11-24T02:00:31","modified_gmt":"2013-11-23T23:00:31","slug":"18762","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18762\/","title":{"rendered":"Dagaal ka bilawdey buurxakabo iyo dhagax aan la garaneyn oo uu dagaalku ka billawdey."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal ka bilawdey buur xakabo ayaa ka dhashey markii hore dhagax la sheegey in uu daimond ahaa kaas oo uu ku fadhiyey odey haraad u liita,iyadoo ay meesha soo mareen ciidamo amisom ah oo u dhashey dalka uganda  islamarkaa wey istaageen ciidamadii kolonyada ahaa waxeyna siiyeen biyo odeygii markii waraabiyeen ayey arkeen dhagax todobaatan kg ah oo birbirqaya waxeyna ka istaajiyeen odeygii haraadku fariisiyey dhagaxa korkiisa.<\/p>\n<p>Ugandeyskii ayaa dhagaxii qaatey oo gaari saartey,waxaase nasiib daro aheyd in odeygii isagoon cidna la hadlin uu telefoon u direy rag uu ku ogaa in ay ku dhuumaaleystaan  meel buur u dhaw isagoo ragii ku yiri war gaalo ayaa wadada kusoo jirta waxeyna wataan alaab ay iga soo dhaceen,raga oo ka tirsanaa dagaalyahanada xarakada Alshabaab ayaa hal haleel usoo aadey wadada waxeyna xabadi ku bilaabatey ugandheyski oo aan war isu heyn,ugandheyski ayaa isyiri waxa leydinkula dirirey waa dhagaxa ee iska dhiga markii ay iska dhigeenna,waxey waayeen xabad soo dhaceysa iyo wixii soo ridayeyba.<\/p>\n<p>Odeygii oo xabadaha leysku ridayey maqlayey ayaa magaaladii orod ku yimid wuxuuna koox ciidamada booliska ah u sheegey in alshabaab iyo ugandheys ay ku dagaalamayaan meel aan aad uga fogeyn Buur xakabo hal gaari oo cabdi bile ah oo meesha u yiil ayey wada fuuleen markaas ayey aadeen halkii ay rasaasta ka maqlayeen waxeyna meeshi ugu tageen dhagaxii leysku laayey oo wadada dhexyaala iyaguna aqoon uma laheyne markii ay arkeen quruxdiisa ayey isku dayeen in ay qaadaan waxaana ku bilawdey rasaas lama filaan ah waxaana laga diley labo nin halka nin kale ka dhaawacmey.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa gabalku u dhacey iyadoo ay dhagaxi isku dilayaan ciidamada dawlada rag ka tirsan iyo dagaalyahanada alshabaab,iyadoon dhinacna ku guuleysan in uu dhagaxi qaato ayey rasaastu si iskeed ah u istaagtey lamana oga waxa ay beri xaaladu ahaandoonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal ka bilawdey buur xakabo ayaa ka dhashey markii hore dhagax la sheegey in uu daimond ahaa kaas oo uu ku fadhiyey odey haraad u liita,iyadoo ay meesha soo mareen ciidamo amisom ah oo u dhashey dalka uganda islamarkaa wey istaageen ciidamadii kolonyada ahaa waxeyna siiyeen biyo odeygii markii waraabiyeen ayey arkeen dhagax todobaatan kg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18762","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18762"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18764,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18762\/revisions\/18764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}