{"id":18757,"date":"2013-11-23T22:52:52","date_gmt":"2013-11-23T19:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18757"},"modified":"2013-11-23T23:55:57","modified_gmt":"2013-11-23T20:55:57","slug":"18757","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18757\/","title":{"rendered":"Dadka barakacayaasha ku nool SARKUUSTA oo ay soo wajahdey xaalad biyo la&#8217;aaneed."},"content":{"rendered":"<p>Dadka barakacayaasha ku nool deegaanka sarkuusta ayaa ka cabanaya biyo la&#8217;aan soo wajahdey kadib markii booyado ay hey&#8217;ado biyo ku dhaamin jireen meesha ka baxeen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha samafalka qaarkood oo biyo dhaamin jirey ayaan la ogeyn waxa soo deriyey waxaana la soo sheegayaa in dad badani qarka u saaranyihiin dhimasho,iyagoo baaq u direy dawlada iyo dadka ilaahey wax siiyey in ay usoo gurmadaan oo biyo lasoo gaaraan,iyadoo wasaarada arrimaha gudaha iyo dawladda dhexeba aaney waxba ka ogeyn dadka dhimanaya.<\/p>\n<p>Dadka barakacayaasha ah ayaan cidina ka fekerin,iyadoo qaarkood laga galo denbiyo xuquuqul insaanka ka dhan ah,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo muran u dhaxeeyo m\/weynaha dalka u sareeya iyo ra&#8217;iisalwasaraha waqtigan xukuumada hugaamiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka barakacayaasha ku nool deegaanka sarkuusta ayaa ka cabanaya biyo la&#8217;aan soo wajahdey kadib markii booyado ay hey&#8217;ado biyo ku dhaamin jireen meesha ka baxeen. Hay&#8217;adaha samafalka qaarkood oo biyo dhaamin jirey ayaan la ogeyn waxa soo deriyey waxaana la soo sheegayaa in dad badani qarka u saaranyihiin dhimasho,iyagoo baaq u direy dawlada iyo dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18757","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18759,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18757\/revisions\/18759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}