{"id":18743,"date":"2013-11-23T17:40:26","date_gmt":"2013-11-23T14:40:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18743"},"modified":"2013-11-23T20:02:46","modified_gmt":"2013-11-23T17:02:46","slug":"18743","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18743\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha barlamaanka oo kulamo la kala yeeshey m\/weynaha iyo r\/wazaaraha soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii ay moshin ka dhan ah r\/wasare saacid saxiixeen 168 xildhibaan ayaa gudoomiyaha barlamaanka Jawaari waxa uu hada ka dhaadhicinayaa r\/wasaare Saacid in uu is casilo intaan barlamaanka la hortagin.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka oo ka soo laabtey shirkii carabta iyo afrika ay ku lahaayeen kuwait ayaa dhexda uga soo dhacey xaalad murugsan,waxaana la sheegayaa in Prof jawaari uu kulamo gooni gooni ah uu la leeyahey m\/weynaha iyo r\/wasaaraha,lamana oga sida ay xaaladu ku dhamaandoonto.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo gudomiyaha barlamaanku isku dayo kala dhex gelidda labada mas&#8217;uul ee dalka hugaamisa,waxeyna noqoneysaa hadii uu ku guuleysto markii ugu horeysey ee ay soomaalidu dhexdeeda iska xaliso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii ay moshin ka dhan ah r\/wasare saacid saxiixeen 168 xildhibaan ayaa gudoomiyaha barlamaanka Jawaari waxa uu hada ka dhaadhicinayaa r\/wasaare Saacid in uu is casilo intaan barlamaanka la hortagin. Gudoomiyaha barlamaanka oo ka soo laabtey shirkii carabta iyo afrika ay ku lahaayeen kuwait ayaa dhexda uga soo dhacey xaalad murugsan,waxaana la sheegayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18743","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18743"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18745,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18743\/revisions\/18745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}