{"id":18693,"date":"2013-11-19T20:59:46","date_gmt":"2013-11-19T17:59:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18693"},"modified":"2013-11-19T22:54:01","modified_gmt":"2013-11-19T19:54:01","slug":"18693","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18693\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha barlamaanka oo ka qeyb gelaya shir ka furmey dalka kuwait."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka prof. Maxamed Sh Cismaan jawaari ayaa waxa uu ka qeyb gelayaa shir ka furmey dalka kuwait,iyadoo uu metelayo m\/weynaha soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkan oo markii hore lagu cusumey m\/weyne xasan sheekh ayaa khilaafka awgiis in gudoomiyuhu galey booska m\/weynaha sidaas darteed ayaa gudoomiyaha barlamaanku sheegey in shirar kalena uu ka qeyb gelidoono isagoo aan sheegin shirarka uu ka qeyb gelidoono.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee khilaafka m\/weynaha iyo r\/wazaaraha kaas oo qiimo jab ku ah madaxda ishaya uu qof kale metelo sida maanta uu gudoomiyaha barlamaanku shirarka  uga qeyb gelayo iyadoo barlamaanka ay u taalo kala saarida labada nin ee ishaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka prof. Maxamed Sh Cismaan jawaari ayaa waxa uu ka qeyb gelayaa shir ka furmey dalka kuwait,iyadoo uu metelayo m\/weynaha soomaaliya. Shirkan oo markii hore lagu cusumey m\/weyne xasan sheekh ayaa khilaafka awgiis in gudoomiyuhu galey booska m\/weynaha sidaas darteed ayaa gudoomiyaha barlamaanku sheegey in shirar kalena uu ka qeyb gelidoono isagoo aan sheegin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18693","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18693"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18693\/revisions\/18695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}