{"id":18687,"date":"2013-11-19T20:03:05","date_gmt":"2013-11-19T17:03:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18687"},"modified":"2013-11-19T23:46:04","modified_gmt":"2013-11-19T20:46:04","slug":"18687","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18687\/","title":{"rendered":"Dagaal caawa ka dhacey buurta jenta kundishe,una dhaxeeyey alshabaab iyo Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal aad u qaraar ayaa caawa ka dhacey buurta jenta kundisho ee gobolka hiiraan,dagaalkan oo dhexmarey dagaalyahanada alshabaab iyo ciidamada Amisom,lamana oga khasaaraha uu dagaalku geystey,maadaama uu dagaalku goor habeen ah waxaana la ogaan karaa berito insha allaah.<\/p>\n<p>Dagaalka caawa ka dhacey beleweyne ayaa waxey kusoo beegmeysaa xilli maanta qarax lala beegsadey saldhiga booliska baladweyne ayna ku dhinteen dad gaaraya toban qof halka in ka badan tiradaasna ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ay ku jiraan odayaal iyo waxgarad.<\/p>\n<p>Dagaalada iyo qaraxyadan soo noqnoqdey ayaa yimid xili ay dawlada federalka soomaaliya ay ishayaan oo khilaaf hareeyey uu marayo in barlamaanku kala saaro labada masuul ee ishaya,waa m\/weynaha iyo r\/wasaaraha&#8217;e.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal aad u qaraar ayaa caawa ka dhacey buurta jenta kundisho ee gobolka hiiraan,dagaalkan oo dhexmarey dagaalyahanada alshabaab iyo ciidamada Amisom,lamana oga khasaaraha uu dagaalku geystey,maadaama uu dagaalku goor habeen ah waxaana la ogaan karaa berito insha allaah. Dagaalka caawa ka dhacey beleweyne ayaa waxey kusoo beegmeysaa xilli maanta qarax lala beegsadey saldhiga booliska baladweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18687","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18687"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18689,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18687\/revisions\/18689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}