{"id":18678,"date":"2013-11-19T00:14:44","date_gmt":"2013-11-18T21:14:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18678"},"modified":"2013-11-19T00:21:52","modified_gmt":"2013-11-18T21:21:52","slug":"18678","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18678\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hugaaminayo suldaan C\/qaadir lugadheere oo kismaayo tagey."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda beelaha muqdisho iyo kismaayo,uuna hugaaminayo suldaan  C\/qaadir lugadheere ayaa gaarey xarunta maamulka kmg ee jubba,magaalada kismaayo.<\/p>\n<p>Wafdigaan ayaa waxey hordhac u yihiin ergooyin kismaayo isugu tageya kuwaasoo la filayo in shir uga bilawdo dhawaan iyadoo shir sadex beri socdey muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir ay saxiixeen xubno kala metelayey beelihii kismaayo ku dagaalamey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee wafdi uu horkacayo lugadheere  ee kismaayo gaara wuxuuse booqashadani ku soo beegmeysaa iyadoo la filayo in kismaayo wajigii 2&#8217;aad ee dib u heshiisiinta uu ka furmidoono iyadoo ay isugu imandoonaan  xubno iyo ergooyin ka kala socda beelaha jubooyinka wada dega ayna qabanqaabindoonaan maamulka kmg iyo dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda beelaha muqdisho iyo kismaayo,uuna hugaaminayo suldaan C\/qaadir lugadheere ayaa gaarey xarunta maamulka kmg ee jubba,magaalada kismaayo. Wafdigaan ayaa waxey hordhac u yihiin ergooyin kismaayo isugu tageya kuwaasoo la filayo in shir uga bilawdo dhawaan iyadoo shir sadex beri socdey muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir ay saxiixeen xubno kala metelayey beelihii kismaayo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18678","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18678\/revisions\/18680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}