{"id":18667,"date":"2013-11-18T19:56:20","date_gmt":"2013-11-18T16:56:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18667"},"modified":"2013-11-18T23:32:13","modified_gmt":"2013-11-18T20:32:13","slug":"18667","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18667\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada Oo Xasuuq Shacab Iyo Bililiqo Ka Geystay Dagaalka KM,50 Iyo Gudoomiyaha Deegaankaasi Oo Ka Warbixiyey."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkani Maalintii 2-Aad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaa Wararka Dheeraad Ah waxay ka soo baxayaan Iyadoona maanta Uu ka dhacay Deegaanka Nambar Konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose Waxaana Dhimasho Iyo Dhaawac Farabada Uu Soo Gaaray Dadka Shacabka Ah Ee Halkaasi Ku Nool.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ciidamada Militariga ee Dowladda oo barqanimadii maanta dagaalo iyo duqeymo xoogan gudaha ugu galay Deegaanka Nambar Konton, ayaa waxay ka geysteen bililiqo baahsan Sida Ay Soo Sheegayaan Dad Goob Jooga Yaal Ah Iyadoona Dagaaladani Uu sababay barakac ballaaran, waxayna dadku u kala yaaceen hadba meeshii, ay islahaayeen waad Kaga Badbaadeysaan.<\/p>\n<p>C\/laahi Cali Axmed &#8220;Waafow&#8221; Gudoomiyaha Deegaanka Nambar Konton oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inaan la soo koobi karin dhibaatada, ay Ciidamada Dowladdu ka geysteen Deegaankiisa Wuxuuna Sidoo Kale Uu Sheegay C\/laahi Waafow, in galabta ay gacantoodu ku jirto Deegaanka Nambar Konton, isla-markaana ay xaaladu tahay mid deggan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkani Maalintii 2-Aad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaa Wararka Dheeraad Ah waxay ka soo baxayaan Iyadoona maanta Uu ka dhacay Deegaanka Nambar Konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose Waxaana Dhimasho Iyo Dhaawac Farabada Uu Soo Gaaray Dadka Shacabka Ah Ee Halkaasi Ku Nool. Sidoo Kale Ciidamada Militariga ee Dowladda oo barqanimadii maanta dagaalo iyo duqeymo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18667","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18667"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18669,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18667\/revisions\/18669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}