{"id":18631,"date":"2013-11-16T20:02:25","date_gmt":"2013-11-16T17:02:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=18631"},"modified":"2013-11-16T20:41:13","modified_gmt":"2013-11-16T17:41:13","slug":"18631","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/11\/18631\/","title":{"rendered":"Dawlada imaaraadka oo deeq wax ku ool ah soo gaarsiisey soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dawladda imaaraadka ayaa deeq wax ku ool ah soo gaarsiisey dawlada federalka soomaaliya,deeqdaas oo isugu jirta gaadiid iyo qalab melateri,iyadoo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed uu ka mahad celiyey.<\/p>\n<p>Waa deeqdii ugu horeysey oo la taaban karo mid kalena waan soo wadnaa ayuu yiri safiirka imaaraadka somaliya u fadhiya oo isaguna sheegey in uu ku faraxsanyahey deeqdan soomaaliya ay soo gaarsiiyeen.<\/p>\n<p>Dawlada imaaraadka ayaa ah dawladii carbeed ee ugu horeysey isla markaana soomaaliya deeq soo gaarsiisa waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo khilaaf uu dhex yaalo m\/weynaha iyo r\/wasaarihiisa Saacid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda imaaraadka ayaa deeq wax ku ool ah soo gaarsiisey dawlada federalka soomaaliya,deeqdaas oo isugu jirta gaadiid iyo qalab melateri,iyadoo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C\/kariim Xuseen Guuleed uu ka mahad celiyey. Waa deeqdii ugu horeysey oo la taaban karo mid kalena waan soo wadnaa ayuu yiri safiirka imaaraadka somaliya u fadhiya oo isaguna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-18631","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18631"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18633,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18631\/revisions\/18633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}